27.8 C
Mogadishu

Wararka

XOG:-Saraakiisha Puntland oo ka cabsi qaba in ciidamo gurmad u ah PSF ay soo...

BOOSAASO-AYAAMAHA-Saraakiisha Puntland ayaa joojiyey baabuurta soo galaya Magaalada Boosaaso iyada oo lagu celinayo degmada Carmo oo u jirta 100km, waxaana maamulka Puntland ay sheegeen...

DEG DEG:- Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo ka horyimid cabashadii Midowga Musharaxiinta.

Qoraalka kasoo baxay Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in cabasho la soo mariyey warbaahinta aan u aqoonsaneyn cabasho. Hoos ka akhriso. Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban wuxuu...
Warbaahinta Iran ayaa ku eedeeyay Taliban in ay dagaalka bilowday

Taalibaan miyey leedahay awood ay kula dagaalanto Iraan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed uu habeenkii xalay ahaa baahiyay afhayeenka Taliban Zabiullah Mujahid ayuu ku sheegay in is faham-darro ciidamada ah uu dhaliyay dagaalka ka dhacay gobolka...
Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in dalka xaalad qatar ah ku sugan yahay

Cumar Cabdirashiid oo ka soo dagay Muqdisho, soona bandhigay qorshe looga hortagikaro boobka doorashada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta kasoo dagay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Garoonka Diyaaradaha Aaden Cadde waxaa...

Dad shacab ah oo lagu laayey qarax Miino oo lala eegtay Bajaaj ay saarnaayeen.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay tuulada Buulo Xaaji oo 90-km dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo...
PSF ayaa la sheegay in lakala furfuray kadib markii lagu bixiyey lacag farabadan

XOG:-PSF oo laka furfuray iyo qorshii Saciid Deni oo hirgalaya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Isimada dhaqanka Magaalada Boosaaso ee Xsrunta Gobolka Bari ayaa bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo xiisadda ka dhalatay xilka qaadistii Madaxweynaha Puntland uu ku sameeyay...

Muxuu yahay qorshaha halista ku ah Villa Somalia ee Midowga Musharaxiinta ay damacsan yihiin?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha ay ku midaysanyihiin Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u qaadacay ka qeyb galka doorashada baarlamaanka ee dalka ka socota, taasoo dhabar...

Howlgal laga fuliyay Muqdisho oo lagu dilay saraakiil katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal lasoo dhigay barta rasmiga ah ee Twitter-ka Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka qorsheysan ay ku fuliyeen Muqdisho lagu beegsaday 15 Sarkaal...

Dad Isku Qoys Ah Oo Ku Dhintay Weerar Ka Dhacay Magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab oo xalay ka dhacay...

Abiy Ahmed oo sheegay inay halaageyaan cadowga Itoobiya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in 'cadawgiisa laga adkaaday', wuxuuna ballan qaaday in ay dib u qabsan doonaan dhulka gobolka Axmaarada oo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan