28.2 C
Mogadishu

Wararka

Haweeneey Soomaali ah oo Mareykanka ku Gowracday cunug ay dhashay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeneeyda oo lagu Magacaabo Fardowso Cabdullaahi ayaa gowracday wiil yar oo ay dhashay, iyada oo meydkiisa  ku riday haanta qashinka lagu rido oo taalla...
Cabdiweli Gaas

Cabdiwali Gaas oo la saftay Agaasimaha PSF ee Saciid Deni xilka ka qaaday.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG ahayd ahna Madaxweynihii Hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Magaalada Boosaaso...
shirka golaha wadatashiga qaran ee Rooble cilaamiyey?

Muxuu shirarkii hore kaga bedelan yahay shirka golaha wadatashiga qaran ee Rooble cilaamiyey?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa lagu wadaa in kulan ay yeesheen golaha wadatashiga qaranka, kaasi oo la filayay in looga hadlo hanaanka ay ku bilaabatay doorashada golaha shacabka...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jarmalka.

Wasiirka cusub ee arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay Wafdi ka Socday Jarmalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,  Cabdisaciid Muuse Cali ayaa  qaabilay wafdi ka socda Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka oo ka koobnaa Madaxa Qeybta Bariga Afrika...
Warbixintaan waxaan kasoo qaadanay BBCSOMALI

Wiil Soomaali ah oo Afar jeer Liibiya addoon ahaan loogu kala iibsaday!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Cabdiraxmaan waxa uu ka mid yahay tahriibayaal Soomaalida oo laga soo daayay xabsiyada Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay. Wuxuu BBC-da uga warramay rafaadka...

War-murtiyeed laga soo saaray kulankii Ra’iisul wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulan ay maanta isugu yimaadeen Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa wax ay uga wada hadleen arimaha doorashooyinka dalka . Midowga Musharaxiinta ayaa...
Beesha Wacayle ee ka tirsan Beel weynta Abgaal Cismaan ee Hawiye

XASAASI:-Beesha Waceysle oo ka tashatay Qoor Qoor kana baxeysa Galmudug.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Beesha Wacayle ee ka tirsan Beel weynta Abgaal Cismaan ee Hawiye ayaa sheegtay inay ka baxayso Galmudug inteeda kale kadib markii la sheegay in...
Dhaqdhaqyo culus oo qalqal ku abuuray Saciid Deni.

Ciidamada PSF ee Puntland oo dhufeyso waaweyn qotay iyo wararkii u dambeeyey.

GAROOWE-AYAAMAHA-Sarkaal ugu sarreeya ee PSF ayaa mar kale ku celisay in aysan aqoonsanayn xilka qaadistii Madaxweyne Siciid Deni ku sameeyay Agaasimaha PSF Maxamuud Cismaan...
Doorashada Kursi Kamid Ah Golaha Shacabka

Doorashadii Tafaariiqda aheyd oo ka socota dhuusamareeb iyo hal kursi oo maanta la qaban...

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Doorashada kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee degaan doorashadiisa tahay Galmudug ayaa Maanta oo sabti ah ka dhaceysa Magaalada Dhuusamareeb ee...
AL-SHABAAB IYO Baraawe

Amniga Baraawe oo sii xumaanaya iyo weerar xalay ka dhacay Magaalada.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Weerar loo adeegsaday bambo gacmeed ayaa xalay lagu weeraray Hoyga Magaalada Baraawe uu ka degan yahay Gudoomiyihii hore ee degmadaas. Kooxo hubeysan ayaa beegsaday guri...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan