27.7 C
Mogadishu

Wararka

Ergada doorashada gobolada waqooyi

Ergada dooranaysa xildhibaanada golaha shacabka oo maanta lagu xareynayo Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo isniin ah ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho lagu xareeyo qaar ka mid ah oday dhaqameedka ee dooran doono sagal kursiga...
ROOBLE safar howleed ku tagay degmada Balcad

Ra’iisul wasaare Rooble oo maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa inuu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Rooble ayaa kormeer ku samayn doona xarunta...
howlgal lagu sugayo Amniga Caasimadda.

Ciidamada Amniga oo habeenkii labaad howlgallo ka sameeyay Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Habeenkii labaad oo xiriir ah ayaa Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir waxaa ay howlgallo kala duwan oo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyeen xaafado ka tirsan...
Ahlu-Sunna

Ahlu-Sunna oo jawaab kulul ka bixisay eedeyntii General Aadan Laba Afle

DH/MAREEB-AYAAMAHA=Xoogagga Ahlu-Sunna ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo ku aaddanaa in ay diideen in ay wada hadala la furaan Dowaldda dhexe iyo Maamulka Galmudug,...
doorashooyinka Heer Federaal

Dhamaan Caqabadihii hortaagnaa Doorashada Soomaaliya oo la xaliyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Xasan Cirro oo ah Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaciyey in howlaha doorashooyinka Golaha Shacabka ay billaawdeen todobaadkaan, isla markaana 9 kamid...

Mareykanka oo qariyay duqeyn dhimasho geysatay oo uu ka fuliyay Suuriya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Militeriga Mareykanka ayaa qariyay duqeyn uu ka fuliyay dalka Suuriya oo ay ku dhinteen tiro shacab ah, sida laga soo xigtay wargeyska New York...

Farmaajo oo billaabay inuu la heshiiyo siyaasiyiintii Nabad & Nolol ee horay u kala...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore Warfaafinta X.F.S Xildhibaan Maxamed Cabdi Maareeye ayaa sidii Wasiir nimada u waayay kamid ahaa garabka Guddomiye Cabdi Xaashi. Madaxweyne Farmaajo iyo Xildhibaan Maareeye...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Agaasimaha Bangiga Adduunka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaaminayo. labada dhinac...
AMISOM DIL TOOGASHO LAGU XUKUMAY

AMISOM oo diiday warkii dowladda iyo qiyaanada xukunkii dilka ahaa ee lagu riday Askartooda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed kaso baxay Taliska Midowga africa qeybtiisa Soomaaliya gaar ahaan howlgalka AMISOM ayaa lagu sheegay in fulinta xukunkii jimcihii lagu riday askar & saraakiil...

Boqor Cismaan Buurmadow oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ugaaska saameynta badan ee Boqor Cismaan Ow-Maxamuud Buurmadow ayaa saaka lagu soo dhoweeyay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, isagoo ka qeyb qaadan doona xulista...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan