Ahlu-Sunna oo jawaab kulul ka bixisay eedeyntii General Aadan Laba Afle
DH/MAREEB-AYAAMAHA=Xoogagga Ahlu-Sunna ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo ku aaddanaa in ay diideen in ay wada hadala la furaan Dowaldda dhexe iyo Maamulka Galmudug,...
Dhamaan Caqabadihii hortaagnaa Doorashada Soomaaliya oo la xaliyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Xasan Cirro oo ah Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaciyey in howlaha doorashooyinka Golaha Shacabka ay billaawdeen todobaadkaan, isla markaana 9 kamid...
Mareykanka oo qariyay duqeyn dhimasho geysatay oo uu ka fuliyay Suuriya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Militeriga Mareykanka ayaa qariyay duqeyn uu ka fuliyay dalka Suuriya oo ay ku dhinteen tiro shacab ah, sida laga soo xigtay wargeyska New York...
Farmaajo oo billaabay inuu la heshiiyo siyaasiyiintii Nabad & Nolol ee horay u kala...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore Warfaafinta X.F.S Xildhibaan Maxamed Cabdi Maareeye ayaa sidii Wasiir nimada u waayay kamid ahaa garabka Guddomiye Cabdi Xaashi.
Madaxweyne Farmaajo iyo Xildhibaan Maareeye...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Agaasimaha Bangiga Adduunka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaaminayo.
labada dhinac...
AMISOM oo diiday warkii dowladda iyo qiyaanada xukunkii dilka ahaa ee lagu riday Askartooda.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed kaso baxay Taliska Midowga africa qeybtiisa Soomaaliya gaar ahaan howlgalka AMISOM ayaa lagu sheegay in fulinta xukunkii jimcihii lagu riday askar & saraakiil...
Boqor Cismaan Buurmadow oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ugaaska saameynta badan ee Boqor Cismaan Ow-Maxamuud Buurmadow ayaa saaka lagu soo dhoweeyay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, isagoo ka qeyb qaadan doona xulista...
Ugaarsiga askarta dowladda si xowli ah uga socota Muqdisho iyo askari kale oo goordhow...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ayaa kooxo ku hubesynaa Bastoolad goordhaweyd waxaa ay ku dileen Magaalada Muqdisho.
Rag dhalinyaro...
Halista Al-Shabaab ee Baraawe iyo weerarkii xalay ee Garoonka diyaaradaha degmada.
BAYDHABO-AYAAMAHA-Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Garoonka diyaaradaha degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelllaha Hoose waxaana halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay...
Hadii doorshada Aqalka Sare ay qaadatay afar bilood, imisaa ayey qaadan kartaa mida G/shacabka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ugu dambeyn shalay lasoo geba-gebeeyey kadib bilo ay soo jiitameysay, ayada oo labadii senator ee ugu dambeeyey lagu...




















