Waa sidee saaka xaalada Itoobiya ee xalay la geliyey xaalad deg deg ah?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dalka Itoobiya, ayaa maanta wuxuu u noqonayaa maalintii koowaad, kadib markii lagu soo rogey xaalad deg deg ah, kaasoo socon doona muddo dhan lix...
Dad ku dhintay dagaal sababay gabar la kufsaday.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal ka dhashay Gabar la kufsaday ayaa ka dhacay gobolka Mudug waxaa dagaalka sida wararka ay sheegayaan waxa uu ka dhashay gabar xalay lagu...
Ra’iisul wasaarihii Suudan ee la Afgembiyey oo la la’yahay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qareeno matalaya hoggaamiyayaasha rayidka ah ee Sudan ee lagu xabisay afgambigii militari ee dalkaas ka dhacay toddobaadkii tegay ayaa sheegay inaan la garaneyn meel...
Eyga caanka ah ee internetka qabsaday iyo hab dhaqankiisa oo aad loola yaabay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmahan rakaabka ku sugan Istanbul waxay isha ku hayaan noole caan ka dhex noqday bulshadaas.
Waa ey ku nool waddooyinka, oo lagu magacaabo Boji, kaas...
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo dalab cusub u diray Maamul Goboleedyada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa war saxaafadeed ay soo saareen bogaadiyay bilaabashada Doorashada Gollaha Shacabka oo shalay la doortay labadii (2) xildhibaan ee...
Farmaajo iyo Rooble oo ku heshiiyey in xilka laga tuuro Cumar Filish balse waa...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudduumiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Caasimadda, Cumar Maxamed Maxamuud, ‘Finish’ ayaa shalay ka badbaaday xil ka qaadis, kadib markii ay ku hagoogteen siyaasiyiin, madaxweyne...
Maxaa kajira in shisheeye Afrikaan ah ay ka garab dagaallamayaan Tigrayga?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay in dagaalyahanno shisheeye ay ka qeyb qaateen weerarrada ay xooggaga Tigray maalmihii la soo dhaafay ku qabsadeen...
Xabad madaxa loogu dhuftay ayuu u geeriyooday kadib markii uu diiday inuu dhiibo taleefoonkiisa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo Burcad hubeysnaa ayaa xalay Xaafada Jamhuuriyah ee degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen Wiil Dhalinyaro ahaa kana mid ahaa dadka...
Deni Oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Ciidamada Booliska Puntland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 32 ee 1-da November 2021 kuna saabsan magacaabid Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland,...
20 sano kadib Khadiija Maxamed Diiriye oo wajaheysa loolan adag!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Khadiija Maxamed Diiriye oo ah xildhibaand 20 sano ku fadhiday kursiga xildhibaanimo ee Beesheeda ayaa markan waxaa ay wajahaysaa loolan adag oo kaga imaanaya...




















