24.7 C
Mogadishu

Wararka

Maamul cusub oo loo doortay degmada Baraawe

BAYDHABO-AYAAMAHA-Golaha deegaanka ee cusub ee degmada Baraawe ee dhawaan la dhisay ayaa maanta doortay Gudoomiyaha degmada iyo ku xigeenadiisa. Dr Libaan Abukar Osmaan ayaa ku...
Xubin ka tirsan Al-Shabaab

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo qorigiisa wata oo isku soo dhiibay Ciidanka dowladda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ninkaan oo lagu Magacaabo Cusmaan Cadow Xaaji kana tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa Maanta Isku soo dhiibey Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee kusugan Degmada Diinsor...

Xaflad lagu daahfurayo bixinta shahaaddo duullimaadka hawada oo Muqdisho ka socota.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda lagu daahfurayo shahaaddo bixinta Duullimaadka hawada ee (AOC), iyadoo dowladda Soomaaliya maanta shahaaddadii...
shirka arrimaha bininaadinimada

Rooble oo maanta furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadminimada Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya oo ay soo qaban qaabishay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta...

Rooble oo booqasho ku tagaya Magaalooyinka lagu qabanayo doorashada Gollaha Shacabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iis Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la filayaa in uu dhawaan booqdo Magaalooyinka lagu qabanayo doorashada Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Rooble...

Gabadhii Taalibaan Madaxa ka toogatay oo dhigatay aroos cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gabadha ku guulaysatay biladda nabadda ee Nobel Peace Prize Malala Yousafzai ayay is guursadeen lammaaneheeda cusub kadib ixaflad Islaami ah oo ka dhacday Birmingham. Iyada...

Maxay Puntland u diiday in Dowladda Soomaaliya ay ka qayb gasho Shirka Shidaalka Afrika?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowlad Goboleedka Puntland ayaa qaadacday shirka Shidaalka Afrika ee ka socda dalka Imaaraadka Carabta, kaasi oo qayb galayso Dowladda Soomaaliya. War-Saxaafadeed kasoo baxay Maamulkaasi Puntland...

Qoorqoor oo go’aan geesinimo leh ka qaatay ‘Kursigii Qiyaamaha’ ee Xaaf iyo Cabdi qeybdiid

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa soo saaray liiska musharaxiinta labada kursi ee Aqalka Sare ee ka dhineyd maamulkiisa. Wareegto ka...

Farmaajo oo safar dibadda ah u baxayo iyo ujeedka safarkiisa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu soo warramayaa in maalmaha soo socda uu u bixi doono safar dalka dibaddiisa ah,...

Labo tijaabo oo halis ku ah Musharaxiinta oo u hirgashay Madaxweyne Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hirgashay labo tijaabo uu doonaayey inuu ku tijaabiyo Musharaxiinta Mucaaradka kahor inta aysan bilaaban...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan