24.6 C
Mogadishu

Wararka

Muxuu yahay abaabulka Mooshin maanta ka socda Garowe?

GAROWE-AYAAMAHA-Waxaa maanta Magaalada Garowe ee caasimada Puntland ka socdo abaabulka mooshin lagu burinayo wax-ka beddelkii xeer-hoosaadka ee Baarlamanka Puntland ansixiyay Kal-fadhigii hore. Qaar ka mid...
Ciidanka Ahlusuna

Wararkii u dambeeyey Ciidamada Ahlusunna oo la wareegay degaano hor leh

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Ahlusunna Waljameeca ayaa Maanta oo Jimco ah la wareegay gacan ku heynta deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud oo ay ku sugnaayeen xubno ka...

Shimbir laga soo badbaadiyay Afqaanistan lagu hayo Magaalada Abu Dhabi.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shimbir ka mid ah kuwa guryaha lagu xanaaneysto ay leedahay gabadh reer Afghanistan ah oo ka mid ahayd dadkii laga soo daad gureeyay magaalada...

Saameyn intee la eg ayaa ku yeelan karto is casilaada wasiirka Amniga Galmudug Dagaalka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa shaaciyey inuu xilkaas iska casilay kadib markii isaga iyo madaxweyne Qoor Qoor ay isku fahmi waayeen habka...

Shabakad hubeysan oo ka howlgali jirtay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shabakad hubeysan oo katirsan kuwa amni xumida kawada magaalada Muqdisho kadib howlgallo culus oo ay sameeyeen ciidamo ka tirsan...

Xildhibaan Barkahd Jaamac oo weerar afka ahna ku qaaday RW Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo kamid ah Golaha Wakiilada Somaliland ahna afhayeenka Xisbiga Wadani ayaa ka hadlay dadkii Somaliland ay maalmo kahor Magaalada Laascaanood...

Dadkii laga soo musaafuriyay laas-Caanood oo soo gaaray Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali jeyte Cismaan iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobalka Hiiraan iyo kan Degmada Baladweyne ayaa soo dhaweyn iyo dib-udajin u sameeyey...
Ahlu-Sunna

Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada ka soo jeeda Galmudug oo ku kala qeybsamay sida loo wajahayo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Galmudug waxay wajahaysaa xaalad jahwareer iyo hubanti la’aan ah kadib markii ay siyaasiyiinta kasoo jeeda degaanka ay si weyn ugu kala qeybsameen sida loo...

Puntland oo sheegtay in qofkii diida Canshuurta uu lamid yahay Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay in macalimiinta Iskuulada looga baahan yahay inay si deg deg ah ku bixiyaan...

Safiirka cusub ee Midowga Yurub oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda xilgaarsiinta Balal Maxamed Cusmaan, ayaa kaga guddoomay Caasimadda Muqdisho, nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan