Wasaaradda caafimaadka oo faah faahisay xaaladihii ugu dambeeyay ee COVID-19
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa faah faahisay xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka halista ee COVID-19, waxaana Isbuucii ugu dambeeyay laga baaray...
Waa kuma wasiirka keliya ee Soomaalida ah ee kujira Wasiirada cusub ee Itoobiya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada ee xukuummaddiisa u maamuli doono shanta sano ee soo socota.
Wasiiradaas waxaa ku jiro...
Ciidamo horleh oo katirsan GorGor oo galabta ka dagay Dhuusamareeb.
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug waxaa laga dareemayaa saansaan dagaal iyo abaabul ciidan, kuwaas oo ku wajahan Magaalada Guriceel oo Gobolka Galgaduud halkaas oo...
Abiy Axmed oo magacaabay golohiisa Wasiirrada cusub.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa maanta magacaabay golohiisa cusub ee wasiirrada, iyada oo Baarlamaanka la horgeeyay ayna ansixiyeen.
Saddex xubnood oo ka tirsan...
Israeli oo la sheegay inay la safatay Azerbaijan oo dagaal kala dhaxeeyo Iran.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Azerbaijan ayaa beenisay eedeymo kaga yimid Iran, oo ah in militari Israeli ah ay joogaan dalkaas, kadib markii Tehran ay dhoola-tus militari ka sameysay...
Dadaalo lagu xalinayo Ahlu-Sunna iyo Galmudug oo socda.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warrarka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqyo nabadeed oo lagu doonayo in si nabada gacanta dawladda loogu soo celiyo...
DEG DEG:- Ciidmada dowladda iyo kuwa Galmudug oo qarka u saaran Guriceel.
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Ciidamo ka baxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa gaaray Waqooyiga magaalada Guriceel oo maalmo ka hor gacanta u gashay Ahlusunna.
Cutubyadii ugu horeeyay ee...
Wararkii u dambeeyey wiilal dhalinyaro ah oo lagu toogtay Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Afar wiil oo dhalinyaro ah ayaa goordhow lagu dilay degmada Wadajir ee gobalka Banaadir, waxaana fuliyay rag bastoolad ku hubeysan.
Wiilasha la dilay 2 kamid...
laftagareen oo ku dhawaaqay inay dib u dejin u sameyneynayaan dadkii laga soo musaafuriyay...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen ) ayaa sheegay in ay dib u dejin u samaynayaan dadkii dhawaan ay Somaliland kasoo musaafurisay...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo sheegay in uu wada-hadal la furaayo dadka kasoo horjeedo Maamulkiisa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka hadlay dadka kasoo horjeeda Maamulkiisa iyo in dhowr jeer loo diiday tegitaanka Magaalada Beledweyne.
Cali Guudlaawe...