Yaa kusoo baxay doorashadii Aqalka sare galabta ka dhacday Jowhar
MUQDISHO-AYAAMAHA-
Barlamaanka dowlad goboleedka Hir-shabeelle ayaa Cali shacbaan Ibraahim u doortay inuu ka mid ah noqdo senatarada ka imaanaya dowlad goboleedka Hir-shabeelle ee ka mid...
Waa kee ninka loo saadaalinaayo inuu ku guuleysto doorashada galabta ka socota Jowhar.
JOWHAR-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Jowhar ka bilaabatay doorashada labada Kursi ee ka harsanaa 8 kursi Aqalka Sare ee dowlad Goboleedka Hirshabelle.
Doorashada Kursiga sumacadiisa tahay #UH14 ayaa...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulamo looga hadlayo doorashooyinka ka wada Baraawe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay aasha Dhaqanka Degmada Baraawe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed..
Kulanka ayaa...
Wasaaradda waxbarashadda oo ka jawaabtay cabasho uga timid macalimiinta.
War-Saxaafadeed kasoo baxay wasaarada wa barashadda hiddaha iyo tacaliinta sare XFS ayaa ka jawaabtay codsi uga yimid macalinta dugsiga.
Hoos ka akhriso qoraalka wasaaradda.
KA-JAWAABIS CABASHADDA...
Dhameystirka Doorashada Aqalka Sare ee Hirshabelle iyo magacyada musharaxiinta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle lagu qabto doorashada labadii kursi ee ugu dambeeysay 8 kursi oo uu Maamulka...
Ujeedka safarada RW Rooble oo dalka Qatar midka MW Farmaajo ee Itoobiya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo inay u ambabaxaan dalka Qatar.
Wararka la helayo...
Doorashada Golaha Shacabka oo labillaabi doono & Magaalada ugu horreeysa ee laga billaabayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in qorshuhu yahay in Magaalada Baraawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed ay noqoto goobta ugu...
Ciidamo Booliska AMISOM ah oo gaaray degmada Garbahaareey
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta degmada Garbahaareey oo ah Xarunta Gobolka Gedo ka degtay diyaarad siday Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Booliska AMISOM oo ka ambabaxay Magaalada...
Rooble oo laamaha Amniga Baraawe kala hadlay Amniga doorashooyinka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu wehlinayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa waxaa ay kulan la...
Wasiiru dowlaha Cadaaladda oo Mashiinada Oxygenta gaarsiiyey Degmada Farlibaax.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Cadaalada JFS, Xildhibaan Yusuf Xuseen Axmed (Gama’diid) ayaa Degmada Farlibaax ee Gobolka Hiiraan waxaa uu gaarsiiyey deeq isugu jirta daawo iyo...