27.8 C
Mogadishu

Wararka

Senator-kii labaad ee kuraasta Aqalka Sare ee Somaliland oo la doortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergada doorashada Senatorada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Senatorkii labaad ee kamid noqonaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku doortay Xarunta Teendhada Afisyooni...

XOG:-Farmaajo laga soo xiray albaabkii weynaa ee uu ku tashan jiray.

Guddoomiyihii Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10-aad, ee JFS, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa 25 September 2021, Ra’iisl Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble, u...

Wararkii u dambeeyey Muwaadin Soomaaliyeed oo weerar qorsheysan lagu dilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Koox hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd deegaan hoostega Magaalada Tzaneen oo ku taalla Gobalka Limpopo ee dalkaas...

Diyaaradaha kenya oo markale duqeyn culus ka fuliyay gobalka Gedo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa saakay markale diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeymo culus ka fuliyeen degaano hoostaga degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Duqeynta waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira...
Doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliland

Qaar kamid ah doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo Maanta dhacaysa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta lagu wadaa in Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho inay ka dhacdo doorashada lix kursi oo kamid ah kuraasta Aqalka Sare ku leeyihiin...

Shaqadii Baarlamaanka 10-aad oo lasoo afjaray iyo Rooble oo qoraal loo diray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye Mursal ayaa soo afjaray shaqadii Golaha Shacabka Baarlamaanka 10-aad, isagoo qoraal u diray Ra’iisal wasaaraha xilgaarsiinta, ogeysiinna siiyey Madaxweynaha xilku ka dhammaaday. Guddoomiyaha Golaha...

Muxuu yahay qorshaha R/W Rooble ee Aqalka sare afarta sano soo socoto?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaare Rooble ayaa u muuqda in qorsha kale uu ka leeyahay doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya, isagoo maanta sheegayArrimaha uu khudbadda maanta...

R/W ROOBLE oo ka hadlay xaalada dalka iyo khilaafka isaga iyo Farmaajo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo khudbad ka jeediyey munaasabadda hadal-jeedinta musharixiita Aqalka Sare ee Somaliland oo ka socota Teendhada Afisyoone ayaa...
Aargada kismaayo

Jubbaland oo war kasoo saartay Qaraxii ka dhacay Magaalada kismaayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Laamaha ammaanka Jubbaland oo qaraxa Warbaahinta uga warbixiyay ayaa sheegay in dad shacab ah iyo Askar ay ku waxyeeloobeen Qaraxaasi, waxaana inta la xaqiijiyay...
Ciidamada ilaalad Saciid Deni

Ciidamada ilaalada Saciid Deni oo dilay Haweeneey

GAROWE-AYAAMAHA-Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Magaalada Garoowe waxaa ay ku dileen Haweeneey la sheegay inay aheyd Shacab. Dilka ayaa waxaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan