Muxuu yahay amarka la duldhigay Wasiir Beyle iyo Ha’adaha kale ee Maaliyadda?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya waajibaadkiisa korjoogeynta, la xisaabtanka iyo xiriirinta shaqooyinka hay’adaha dowladda ayaa kulan la yeeshay hay’adaha maaliyadda...
Hadal jeedinta Musharaxiinta Aqalka sare ee HirShabeelle oo socota.
JOWHAR-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada HirShabeelle ayaa waxaa uu sheegayaa in halkaas ay ka billaaban doonto hadal jeedinta Senatarada u sharaxan Aqalka...
Afar Qodob oo xal u noqon kara khilaafka Farmaajo iyo Rooble.
Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaara xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa u dhaxeeyaa khilaaf aad usoo shaac baxay muddooyinkii...
Liiska Musharaxiinta isdiiwaan gelisay ee ka qeyb galaya doorashada Aqalka Sare ee Hirshabelle
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa la soo gabagabeeyay is diiwaangelinta muasharraxiinta Aqalka sare ee dowlad goboleedka Hir-Shabelle oo seddexdii maalin ee la soo dhaafay ka socotay magaalada Jowhar.
Gudigga...
Rooble oo qodobo xasaasi ah ka sheegay shirkii Gollaha Wadatashiga iyo Ku xigeenka QM
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlayay maanta kulanka Gollaha Wadatashiga Qaran iyo Ku Xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa yiri sidan.
Hood ka...
Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga ka socda QM?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay...
Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Rag muddo lagu raad joogay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgal ay sameeyeen Ciidamada Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen rag muddo lagu raad joogay, kuwaas oo...
Aabaha dhalay Ikraan Tahliil oo markii ugu horreysay ka hadlay Kiiska gabadhiisa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Aabaha dhalay Ikraan Tahliil Faarax ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska gabadhiisa iyo tallaabada uu qaadayo si arrinteeda loo galo.
Tahliil Faarax ayaa sheegay...
DEG DEG:- Shirkii lagu dhex dhexaadinayay Farmaajo iyo Rooble oo lagu kala tagay!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkii lagu dhex dhexaadinayay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa natiijo la’aan ku dhammaaday, iyadoo goordhow lagu kala tagay, kaddib saacado badan oo...
Dablay hubeysan oo caawa xildhibaan ku dishay gurigiisa hortiisa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Cabdirisaq Cardoofe oo kamid ah golaha degaanka degmada Laascaanood ayaa goor dhawayd dablay hubaysani ku dishay gurigiisa hortiisa.
Marxuum Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe) ayaa...