25.2 C
Mogadishu

Wararka

Maxaa ka ogtahay afarta magaalo ee ka sii guuraya gawaarida ee lugta iyo baaskiilka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Markii mowjaddii ugu horreysay ee Covid dhacday, gudaha magaalooyin badan ayaa si dhaqso ah uga fikiray sida noloshu noqon karto. warbixintaan wxaa kasoo xiganay...

Labada maamul ee ugu weyn maamulada dalka oo u midoobey Xasan Sheekh.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo...

Shir muhiim ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada oo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada dawladda soomaliya ayaa maanta magaalada muqdisho kusoo gaba gabaysay kulan balaalan oo looga doodayey sidii xal loogu heli lahaa...

Mid kamid ah wasaaradaha dowladda oo magacii laga bedelay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacii ka badalay Wasaaradda kalluumaysiga iyo Khayraadka badda “Magaca rasmiga ah ee Wasaaradda ayaa...

Goormaa ayay ahayd markii ugu horeysay ee qof fariin qoraaleed loogu diro telefoonka gacanta?

­­­­MUQDISHO-AYAAMAHA-Mid ka mid ah hababka ugu dhaqsaha badan ee isgaarsiineed waqtigeenna, waa fariimaha gaaban ee qoraalka ah ee ay dadka isugu diraan telefoonadooda gacanta. Balse...

Muxuu ku saabsan yahay safarka madaxweynaha Puntland ee Muqdisho?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta kusoo wajaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, isagoo shirar gaar gaar ah ku gali doono xarunta...

Xasan Sheekh oo markii ugu horreysay faah faahiyay sababta uu Muqtaar Rooboow ugu soo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreeysay shaaciyay sababta uu dowladdiisa ugu soo daray in uu kamid noqdo...

Ra’iisul wasaaraha Finland oo sheegtay in Yurub aanay badbaadi Karin Mareykanka la’aantiis

Ra’iisul wasaaraha Finland, Sanna Marin, ayaa sheegtay in Yurub aysan ku filneyn inay ka hortagto duulaanka Ruushka ee dalka Ukraine, iyadoo aan taageero ka...

Maxaa looga hadlayaa kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa oo ku...

Dowladda Canada oo Soomaaliya ugu deeqday $26 milyan oo dollar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Geeska Afrika waxa ka jira abaartii ugu xumayd in ka badan 4tii sano ee la soo dhaafay, Canada waxa ay aad uga walaacsan tahay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan