29.9 C
Mogadishu

Wararka

Cabsi soo wajahday dadka kunool deegaan ka tirsan Gobolka Gedo

BALADXAAWO-AYAAMAHA-Dad rayid ah oo ku dhaawacmay duqeyn habeen hore ay diyaarado dagaal ka geysteen deegaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya, ayaa lagu...

Wararkii ugu dambeeyey Nabadoon lagu dilay magaalada Muqdisho

MUQDISHOAYAAMAHAWaaxda Horseed ee degmada Xamar-jajab  ee Gobolkan Banaadir ayaa waxaa lagu dilay  Nabaddoon Faqay Cabdulle Mayoow, Kooxo ku hubeysan oo Bustoolado ayaa dilka ka...

Dagaal culus oo Caawa ka socda duleedka Laascaanood

LAASCAANO-AYAAMAHA-Dagaal xooggan oo u dhexeeyay ciidanka deegaanka ee SSC iyo kuwa Maamulka Somaliland ayaa Maanta illaa caawa ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee Xarunta...

NATO oo Kosovo uga digtay iibsashada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada NATO ayaa uga digay Xukuumadda Kosovo, cawaaqib xumada ka dhalan karto iibsashada diyaarado aan duuliyaha laheen ee loo yaqaanno Bayraktar ee Turkiga, iyagoo...

Waa Maxay Ujeedka Safarka Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Ee Gobolka Gedo ?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne ku-xigeenka  Dowlad Goboleedka  Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Luuq ee gobolka Gedo. Wafdiga Madaxweyne ku-xigeenka ayaa waxaa...

Maamulka Hirshabeelle oo sheegtay inay siyaasiyiin dabada ka riixayaan Dagaal Beeleedyada Kasocda gobolka Sh/Dhexe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay Colaada kasoo cusboonaatay deegaano hoostaga degmooyinka Raaga-ceelle iyo Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, taasi oo u dhexeeysa laba maleeshiyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Soo gaaray Magaalada Jowhar

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Jowhar , iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabelle Cali...

Waa Maxay U jeedka Safarka Madaxweyne JFS Xasan Sheekh Maxamuud Ee Magaalada...

M MUQDISHO-AYAAMAHA- Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay maanta safar ku gaaraan magaalada Jowhar ee Xarunta...

Dowladda Soomalia oo Ciidamo horleh geysay Gobolka Galgaduud iyo howlgallo ka billaawday

MUQDISHO-AYAAMAHA- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Ciidamo horleh waxaa ay geysay degaano hoostaga degmooyinka Cadalle iyo Ceeldheer ee ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, si...

Muxuu RW Hamse kala hadlay Guddiga Dib-u-daabacidda Lacagta Shilinka Soomaaliga ?

MOQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hamsa Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Dib-u-daabacidda Lacagta Shilinka Soomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan