XOG:- Yaa fududeeyey dilka Ikraan Tahliil oo katirsaneyd NISA?
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame hogaamiyaha xisbuga Wadajir ayaa yiri "Tani waxay caddeyn u tahay wadashaqaynta hay’adda Nabadsugida iyo Al-Shabaab"
Hoos ka akhriso qoraalkiisa dhamaeystiran
Maangal ma aha...
WAR DEG DEG:- Dowladda Somalia oo Shaacisay in Ikraan Tahliil la dilay!
Maanta aya aheyd markii Idaacada VOA ay shaacisay in Ikraan Tahliil oo katirsaneyd Hay'adda Nabad sugida ay u gacan gashay kooxda ay Al-shabaab ayna...
Maxaa ka jira in xubno ka tirsan NISA ay shirqooleen Ikraan Tahliil, una gacan...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ikraan Tahliil Faarax oo mudd ka badan labo bil la la’yahay ayaa waxaa la shaaciyey inay u gacan gashay kooxda argagixisada ee Al-Shabaab, sida...
Guudlaawe oo ku dhawaaqay in qof Muwaadin ah uusan ka reebi doonin liiska Musharaxiinta.
JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in Maamulka uu madaxds ka yahay uu culeys badan kala kulmay howlaha doorashooyinka Soomaaliya.
Waxaa uu...
Taalibaan ‘oo hareereysay’ gobolka kaliya ee ka soo horjeeda xukunkeeda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taalibaan ayaa ku dhawaaqaday inay hareereesay gobolka kaliya ee ka soo horjeeda xukunkeeda, sida uu sheegay hogaamiye sare oo ka tirsan Arbacadii, isagoo ugu...
Halyey Qaran oo gacanta ku haayey kiiska Badda Soomaaliya oo goordhow Geeryooday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Eng. Maxamed Cumar Saalixi waxaa ku dhashay degmada Luuq ee gobolka Gedo1952-dii, aabihii waxaa uu ka tirsanaa SYL, waxaa uuna qansnaji kahaa dowladda hoose.
Wuxuu...
Maxaad ka xasuusataa Shantii ballan ee uu qaaday Madaxweyne Farmaajo oo ku guuldareystay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha waqtigu ka dhacay Farmaajo waxay u badan tahay in uu mar kale isu soo taagi doono qabashada xilka, balse, waxaa uu wajahayaa dharbaaxooyin...
Fadeexad culus:-Haweeney Banaanka soo dhigtay guri dowladeed oo ay siiyeen Farmaajo, Kheyre iyo Cumar...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ahna Duqa Muqdisho ayaa xalay Muqdisho ku dhigtay xafladda sanad guuradiisii Saddexaaad taa oo dad kala...
Nin Soomaali ah oo lagu dilay Toronto iyo Booliska oo baaritaano billaabay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sahal Maxamed Sahal ayaa Sabtidii lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaana sida ay sheegeen Booliska Toronto Sahal iyo laba gabar oo la...
Rooble oo markale soo bandhigay tirada lacagta uu u hayo doorashada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in ay doorashada u qorsheeyeen in ay ku bixi doonto 26 malyan oo dollar, isagoo sheegay...