28.2 C
Mogadishu

Wararka

Jubbaland oo ka hadashay Abaaraha kajira degaannada Maamulkaas

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Wafdi uu horkacayay oo muddo  howlo shaqo ugu maqnaa Dalka dibadiisa ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha...

Dowladda Federaalka oo beegsi ku billowday shacabkii deganaa goobaha danta guud

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa muddooyinka waxay barakin ku hayee shacabka danta yar ee dagan goobaha dowladu ay leedahay. Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo...

Caqabada hor taagan doorashada Soomaaliya oo la shaaciyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Xasan Cirro, gudoomiyaha gudiga doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in shaqadooda uu saameyn ku yeeshay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka...

Weerar Bam oo xalay lagu qaaday Ciidamo ku sugan Janaale.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imanaya magaalada Janaale ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya weerar bam oo lagu qaaday bar koontarool oo ku taal Janaale ay ku dhinteen...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo ku wajahan Beledweyne

Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan inay tagaan Guddiga Doorshooyinka Heer Federaal oo uu  hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddigaas Maxamed Xasan...

Xaguu ku dambeeyey kiskii Ikraan Tahlii? Xog cusub.

MU1DISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka tirsan qoyska Ikraan Tahaliil Faarax oo ay ku jirtay hooyada dhashay Ikraan...

Dhaq dhaqaaq ka socda Magaalada Kismaayo iyo wararkii u dambeeyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo ka duwan maamul gobolleedyada kale,iyadoo kulankii khamiistii golaha wasiirada ay dalbadeen in deg deg...

Qaar kamid ah dadkii laga soo masaafuriyey laascaanood oo gaaray Baydhabo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta bilaabay daadgureynta qoysaskii laga soo musaafuriyay magaalada Laascaanood, kuwaasoo diyaarado looga soo qaadayo magaalada Gaalkacyo. Waxaa Baydhabo gaarey maanta 21...

30 sano kadib Sucuudiga oo Safiir u soo magacowday Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqortooyada Sucuudiga ayaa safiir rasmi ah u soo magacowday Soomaaliya. Danjire Axmed bin Maxamed Al-Mawluud ayaa noqon doona safiir u horreeyey ee Muqdisho fadhiisan doona...

Axmed Madoobe oo Kulan Xasaasi ah la qaatay Saraakiil Mareykan ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya Kornayl Thomas Sarrouf iyo sarakiil kale. Kulanka ayaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan