29.9 C
Mogadishu

Wararka

Daalibaan oo ku dhawaaqday in 20 sano kadib uu dhammaaday Dagaalkii Afghanistaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda Taalibaan ayaa ku dhawaaqday in dagaalkii Afghanistan uu dhammaaday kaddib markii ay la wareegtay xarunta madaxtooyada ee Kabul, iyadoo ciidamada Mareykanku hoggaaminayo ay...

Maxaa looga hadlayaa kulanka Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu shir guddoomiyay kulan ku qabsoomay habka fogaan  aragga kaas oo ay ka qeyb galeen...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo u ambabaxay dalka Masar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi oo hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Qaahira oo ah Caasimadda dalka Masar. Ra’iisal Wasaare...

Madaxweynihii Afghanistan oo ka baxsaday caasimada Kabul

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa iscasilaya kadib wada xaajood uu la galay Taalibaan. Laba sarkaal ayaa wakaaladda wararka AP u xaqiijiyey in madaxweyne Ghani uu...

C/Rashiid Janan oo ka hadlay wararka ka duwan wararka laga faafiyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Mamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo la heshiiyay dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay warar saacadihii la soo dhaafay...

Madaxweynaha Afghanistan oo kulan degdeg ah la galay ergeyga Mareykanka iyo saraakiil ka tirsan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa wadahadalo deg deg ah la yeelanaya ergeyga Mareykanka Zalmay Khalilzad iyo saraakiil kale oo ka tirsan gaashaan buurta Nato,...

Wararkii ugu dambeeyey Taalibaan oo gudaha u gashay magaalada Kabul iyo rasaas laga maqlayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo dalka Afganistan ayaa sheegaya in xaalad kacsanaan ah haatan laga dareemayo gudaha magaalada Kabul ee caasimada dalkaasi, sidoo kalena laga maqlayo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka socota doorashada Xubno ka harsanaa Aqalka Sare, waxaana goordhow la doortay kursigii ugu horeeyay Saddexda kursi...

Wafdi Ka Socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Oo U Ambabaxay Baydhabo

BAYDHABO-AYAAMAHA-Wafdi ka socda Guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Maxamed Ibrahim Barre ayaa u ambabaxay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka...

Cali Guudlaawe oo tagaya Beledweyne iyo Siyaasiyiin & Xildhibaano oo kulamo ka bilaabay Magaalada.

BELEDWEYENE-AYAAMAHA-Xalay waxaa Kulan Albaabada ay u xiran yihiin Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Beledweyne ku yeeshay  Madaxweynihii hore ee HirShabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble Siyaasiyiin kala...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan