29.1 C
Mogadishu

Wararka

Madaxweynaha Afghanistan oo kulan degdeg ah la galay ergeyga Mareykanka iyo saraakiil ka tirsan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa wadahadalo deg deg ah la yeelanaya ergeyga Mareykanka Zalmay Khalilzad iyo saraakiil kale oo ka tirsan gaashaan buurta Nato,...

Wararkii ugu dambeeyey Taalibaan oo gudaha u gashay magaalada Kabul iyo rasaas laga maqlayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo dalka Afganistan ayaa sheegaya in xaalad kacsanaan ah haatan laga dareemayo gudaha magaalada Kabul ee caasimada dalkaasi, sidoo kalena laga maqlayo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka socota doorashada Xubno ka harsanaa Aqalka Sare, waxaana goordhow la doortay kursigii ugu horeeyay Saddexda kursi...

Wafdi Ka Socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Oo U Ambabaxay Baydhabo

BAYDHABO-AYAAMAHA-Wafdi ka socda Guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Maxamed Ibrahim Barre ayaa u ambabaxay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka...

Cali Guudlaawe oo tagaya Beledweyne iyo Siyaasiyiin & Xildhibaano oo kulamo ka bilaabay Magaalada.

BELEDWEYENE-AYAAMAHA-Xalay waxaa Kulan Albaabada ay u xiran yihiin Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Beledweyne ku yeeshay  Madaxweynihii hore ee HirShabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble Siyaasiyiin kala...

Taalibaan oo la wareegtay magaalooyinka muhiimka ah ee dalka, Kabul-na qarka u saaran

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Taalibaan ayaa u qarka u saaran inuu dib ula wareego gacan ku haynta waddanka Afgaanistaan, xilli magaalada caasimadda ah ee Kabul ay haatan...

Baydhabo oo maanta la filayo in lagu soo gabagabeeyo Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare

BAYDHABO-AYAAMAHA-Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ay ka dhacdo doorashada Saddex kursi oo ka harsan Sideeda kursi ee Aqalka...

Midowga Musharixiinta oo Maalintii labaad kulan ka leh doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalintii labaad oo xiriir ah ayaa waxaa kulan uga socdaa Magaalada Muqdisho Xubnaha Midowga musharixiinta Madaxweynaha, iyaga oo kulankooda uga hadlayo xaaladda Siyaasadeed ee...

Maxaad ka taqaanaa 10-ka dal ee Afrika ugu nadaafadda badan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nadaafaddu waa arrin muhiim ah, oo laga eego shaqsi ahaan, guri, xafiis, bulsho ama qaran. Dadka ku nool deegaan nadiif ah, sida ay khubaradu...

Cabdirashiid Janan oo “xabsi guri ku ahaa” Villa Somalia oo la la’yahay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore ee amniga ee maamulka Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa la sheegay inuu ka goostay Villa Somalia, isagoo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan