Sida Al shabaab ay uga gudbaan Kontaroolada Muqdisho oo lasoo ogaaday.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliye ku xigeynkii hore ee Hay’adda Nabad-sugidda Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa ka mid noqday shaqsiyaadka u dhuun-duleela amniga ee muujinaya shakiga la...
Faah faahin laga helayo wariye lau xiray magaalada Baydhabo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Ciidanka Nabadsugidda ee Maamulka Koonfur Galbeed ay goordhow xireen saddex Wariye...
XASAASI:- Xildhibaanada Baarlamaanka oo wada Mooshinka ka dhan ah Guddoomiye ku xigeenka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Mooshin ayaa la abaabulayaa oo la doonayo in la hor geeyo Baarlamaanka Golaha Shacabka taas oo laga yaabo in xilka looga qaado gudoomiye kuxigeenka...
Ciidan cusub oo la dagaalamaya Al-Shabaab oo la soo bandigay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray Degaanka Biya-Cade ee Gobolka Shabellaha Dhexe oo...
Dhacdo xanuun badan oo ka dhacday Degmada Warsheekh.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dabley qabiil ahaan u abaabulan ayaa si arxan darra ah u dileen dad isku qoys ahaa, iyadoo weerarkan uu ka dhacay deegaan hoostaga degmada...
MW Xasan Sheekh oo daah furay Shirweynaha Caalamiga ee Malgashiga Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirweynaha Caalamiga ee Malgashiga Soomaaliya oo ay ka soo qeybgaleen Madaxda Dowladda, Hey’adaha ka shaqeeya Mashaariicda, Ganacsatada, Maalgashadayaal caalami ah iyo Martisharaf kale ayaa...
Weerarkii Shabaabkii ee Hotel Villa Rose oo lasoo afjaray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada NISA guutada loo yaqaano Gaashaan Ayaa gabal dhicii soo Afjaray Weerarkii Al Shabaab ku qaadeen Hoteelka Villa Rose kadib Markii 4-Dhinac ay ku...
Kulankii labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo baaqday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay kulankii wadajirka ah ee Baarlamaanka labadiisa Aqal, kaas oo la filayay...
Agoosto, Oktoobar iyo Nofember, weeraradii Shabaab soo qaadeen 6-dii bilood ee lasoo dhaafay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Bishii Agoosto 20-keedii ayey aheyd markii ay Al-Shabaab weerrar ku galeen hoteel Xayaat ee magaalada Muqdisho halkaas oo lagu dilay in ka badan 20...
Xaguu ku yaal hotel Villa Rose ee uu weerarka ka socdo?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoteelka Villa Rose, waxa uu ku yaal xayndaabka sida wayn loo ilaaliyo ee ay ku taal xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia, ee magaalada Muqdisho,...