29.1 C
Mogadishu

Wararka

DIL KA DHACAY DEGMADA BALAD XAAWO EE GOBOLKA GEDO

BALAD XAAWO_ Degmada Balad Xaawo Ee Gobolka Gedo Waxaa Caawa Lagu Dilay Wiilka dhalinyarada Ee Sawirkiisa kor Idin Kaga Muuqdo. Wiilkaan Dhalinyarada Ah Ayaa Waxaa...

Dhul gariir ka dhacay qaybo kamid ah dalka Mareykanka

MOGADISHO-AYAAMAHA-Dhulgariir lagu qiyaasay 7.4 Richter Scale ayaa ku dhuftay xeebaha gobolka Alaska ee dalka Mareykanka, iyadoo laga digayo sunaami. Cabirka dhul gariirku waxa uu ahaa...

Laamaha Amniga Puntland oo gacanta ku dhigay Nin dil geystay

BOOSAASO-AYAAMAHA-Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland oo ku guulaystay soo qabashada Gacanku dhiigle Cabdifitaax Cali Warsame raadin iyo baaritaan farbadan dadaal dheer kadib, sida lagu...

Duqa Muqdisho oo soo saaray Baaq la xiriira dhismaha waddooyinka Burbursan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Miqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax-dhigay Laamiga Via Liberia ee isku xira Isgoyska Shaqaalaha iyo Waddada 21 Oktoobar...

Madaxweyne Xasan oo la kulmay Madaxdii ka qayb gashay Shirkii Wadatashiga ee lagu qabtay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay Madaxda iyo masuuliyiinta hore ee ka qeyb-galay kulankii wadatashiga ahaa ee...

Putin oo Digniin kasoo saaray taageerada Reer Galbeedka ee Ukraine

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin  ayaa sheegay in taangiyada ajnabiga ah ee reer galbeedka ay bartilmaameed mudnaanta leh ku yihiin ciidamada Ruushka ee ku sugan...

DOWLADA KENYA OO CIIDAMO KEENTAY XADKA AY LAWADAAGTO SOMALIA

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa kordhiyay howlgallada ay ka wadaan xadka ay la wadaagto dalka Soomaaliya, kadib markii ay kordheen weerarada ay halkaasi ka...

DEG DEG:- Qarax ismiidaamin ah goordhow ka dhacay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qarax Ismiidaaminta ah ayaa ka dhacay Xaafad u dhaw Wasaaradda Gaashaandhigga, gaar ahaan aagga Guryaha Saraakiisha ay degan yihiin ee degmada Hodan. Wararku waxaa ay...

Tirada dadka ku dhintay Dibadbaxyadii ka dhacay Wadanka Kenya oo sii korortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Tirada dadka ku dhintay dalka Kenya Arbacadii dibad-baxyo looga soo horjeeday qiimaha maciishadda ayaa kor u kacday iyadoo markii hore ahayd lix qof waxayna...

Ciidamada Jubbaland oo degaano cusub la wareegay

KISMAAYO-AYAAMAHA-Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal markale Ciidamada daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ku dhexmaray degaanka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan