Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare Ee KGS
BAYDHABO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalada Baydhabo u duulay guddiga xalinta khilaafkadka doorashooyinka kuwaa oo goobjoog ka noqon doona doorashada Aqalka Sare ee ka dhaceysa Baydhabo.
Magaalada Baydhabo...
Ciidamada dowladda oo qabsaday dhul ay heysteen Al shabaab.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo deegaano iyo dagmooyin katirsan gobalka Mudug ayaa soo sheegaya in Ciidamada dowladda Soomaliya iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug iney la...
XASAASI:- Qoorqoor oo dhexda ugu jira Dagaalka kursiga Aqalka Sare ee Cabdi Qeybdiid iyo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu dooran doona 8 xubnood.
Laba Kursi ayaa wata...
Jibuuti oo si adag uga hadashay rabshado ka dhacay caasimadda Jibuuti
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowlada Jabuuti ayaa si adag uga hadashay rabshado ka dhacay qaybo ka mid ah caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jibuuti kuwas oo u dhexeeyay Qoomiyadaha walaalaha...
Maxaa kasoo baxay kulankii Rooble, Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta mar kale la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi...
Senatorkii shalay laga reebay liiska Musharaxiinta Aqalka sare oo Afka Furtay!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo kamid ahaa xubnaha Aqalka Sare ee shalay uu kusoo darin liiska u tartamayaasha doorashada madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen...
Maxaad ka ogtahay sababo ay Muudeey & Maxamed Mursal ku weyn kara booskooda Xildhibaanimo?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Marxalada doorashada Soomaaliya ayaa gashay meel xasaasi ah, waxaana bilowday doorashada Xildhibaanada aqalka sare.
C/weli Ibraahim Muudeey oo ah Gudoomiye kuxigeenka koobaad Ee Golaha Shacabka...
Kumuu ahaa Janaraal Ceydiid oo 25 sano ka hor geeriyooday?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta 25 sano laga joogaa markii uu dhintay Allaha u naxaristee janaraal Maxamed Faarax Ceydiid oo ka mid ah hogaamiye-kooxeedyadii Soomaaliya door weynna...
Guddiga doorashada Galmudug oo war deg deg u diray Qoorqoor
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa laga codsaday inuu soo gudbiyo Liiska Musharaxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare.
Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer Dowlad Goboleed ee Galmudug...
Wiil uu dhalay Qadaafi oo doonaya in uu madaxweyne ka noqdo Libya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saif Al Islam waa wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Libya Mucammar Al Qadaafi, wuxuu sheegay in uu doonayo in midnimada iyo isku duubnaanta...




















