Wararkii u dambeeyey doorashada Galmudug iyo Baarlamanka oo war cusub soo saaray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socota doorashada Xildhibaannada Aqalka sare qeyb kamid ah kuwa Maamulka Galmudug ku matalaya Aqalka Sare.
Goobta...
khamri & Dadkii watay oo gacanta lagu dhigay
GAROWE-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen khamri farabadan iyo dad la sheegay inay ka ganacsanayeen.
Taliyaha saldhiga degmada...
Barlamaanka Galmudug Oo Maanta Dooranaya Lix Senator Oo Ka Tirsan Aqalka Sare
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamul goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa inay maanta ka dhacdo doorashada musharraxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya...
Maxaa ka jira in la xaliyey khilaafkii Farmaajo iyo Rooble?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, oo la hadlay ganacsatada Soomaalida ah ee ku nool Nairobi ayaa meesha ka saaray in khilaaf uu kala...
Qodobada ugu adag ee habraaca doorashada Aqalka Sare ee Galmudug.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga qabashada Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaamka Galmudug ayaa kulan ay yeesheen kadib soo saaray Habraaca Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug.
Dhowr...
Farmaajo oo Talefoon Deg Deg ah u diray amiirka Qatar iyo arrin cusub oo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Arbaco ah wadahadal dhinaca qadka teleefoonka kula yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin...
Idaacad baahisay Nashiiddo oo wajahaysa cunnaqabatayn
MUQDISHO-AYAAMAHA-Idaacad ay leeyihiin Muslimiinta Pakistan ee deggan magaalada Sheffield ee Britain ayaa wajahaysa tallaabooyin cunnaqabateyn ah ka dib markii uu baahiyay Nashiiddo ay ku...
Magacyada iyo Beelaha ay Kasoo jeedaan Xildhibaanada Cusub Puntland ku matali doona Aqalka Sare.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SOomaaliya ee Puntland ayaa kusoo dhammaatay Xarunta Baarlamaanka Maamulkaas ee Magaalada Garoowe.
Hoos ka akhriso Magacyada iyo Beelaha...
Garowe oo lagu soo gaba-gabeeyey doorashada 11 kursi oo Puntland ku matalaya Baarlamaanka Aqalka...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland waxaa Maanta oo Arbaco ah ka dhacday doorashada Xildhibaannada Aqalka sare ee Puntland ku matalaya dowladda Federaalka,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Xilakii Ka Qaaday Afar Guddoomiye Degmo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilalkii Goor dhow ka qaaday Guddoomiyeyaal Degmo ka...




















