Maxaa ka jira in Ciidankii Bad baado Qaran laga jartay mushaarkii kuna soo wajahan...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawlada Soomaaliya ayaa la ogaaday in mushaarkii ay ka jaratay ciidamadii ka qeyb qaatay kacdoonkii Muqdisho bilo ka hor.
Ciidanka oo ka mid ahaa Bad...
Axmed Madoobe oo hambalyo Ciida u diray Bulshada Jubbaland.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa munaasabadda ciidda awgeed hambalyo u diray dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaanna kuwa Soomaaliyeed meel...
Madaxweyne Farmaajo Oo Farriin Ku Aaddan Ciidul Adxada U Diray Umadda Soomaaliyeed
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya...
Afar qodob oo laga soo saaray Amniga Magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Maamulka Gobolka Hiiraan ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa soo saaray Amaro la xiriira dhinaca Amniga, kuwaas oo ku socda Shacabka ku nool Magaalada Beledweyne...
Midowga Musharaxiinta oo soo saaray digniin ku socoto Farmaajo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta oo galabta illaa caawa shir uga socday Hotelka Jazeera ayaa ka soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan xaalada doorashada iyo caqabado...
Axmed Madoobe oo loo gudbiyey liiska magacyada musharaxiinta Degmada Garbahaarey
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Wasiirada Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedyada dalka ayaa muddo ay ku sugnaayeen magaalada Garbahaarey kadib saaka kasoo dhoofay halkaas, iyagoo gaaray Magaalada Kismaayo ee...
Jubbaland oo soo saartay Amar ku socda Shirkadaha Ka Shaqeeya Xoolaha Udxiyada
KISMAAYO-AYAAMAHA-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ku war galisay hay’adaha, shirkadaha, shaqsiyaadka iyo dhammaan cid walba oo ku shuqul...
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo sagootiyay ciidamo loo dirayo Tigray
MUQDISHO-AYAAMAHA-MUSTAFAA CAGJARMadaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa magaalada Dhagaxle ee deegaankaasi waxa uu ka sagootiyay ciidamo badan oo ka tirsan Booliska Gaarka ah...
Rooble oo Xubno ka tirsan Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha doorashooyinka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga.
Kulanka dhexmaray...
Faah Faahin Laga Helayo Meydadka Labo Wiil Oo Laga Helay Xaafad Ka Tirsan Beledweyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa meydadka laba wiil oo walaalo ahaa ayaa xalay laga helay xaafadda Buunda-weyn ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka...