26 C
Mogadishu

Wararka

Khilaafka ka taagan baarlamaanka Puntland oo cirka isku shareeray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muran ayaa ka taagan baarlamanka Puntalnd, kadib markii dhawaan la meel mariyay xeer hoosaadka baarlamanka kaasoo qodobbada qaarkood ay diideen xildhibaanada qaarkood, waxaana jira...

Qaxooti Soomaali ah oo dalka Uganda ugu geeriyooday Gaajo iyo COVID-19

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ugu yaraan 10 qaxooti Soomaali ah oo ku noolaa xeryaha qaxootiga dalka Uganda, ayaa gaajo iyo Cudurka Safmareenka ah ee COVID-19 u geeriyooday, labadii...

Tigrayga oo sheegay inay qabsadeen magaalo kale, kuna siqayaan koonfurta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Tigray ayaa sheegay Isniintii inay kusii siqayaan Koonfurta ayna magaalo kale dib uga qabsadeen ciidamada dowladda, ayaga oo muujinaya sida ay uga go’an...

Ujeedka wafdi ka socday Q/midoobeey oo maanta gaaray Baydhabo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kumeel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo...

Macalinkii Burcadka isku bedelay oo maanta Maxkamad xukun ku riday!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta oo talaado ah xukun ku riday rag lagu helay inay falal dhac ah ka geysteen gudaha Magaalada Muqdisbo,...

Akhriso Liiska Madaxda Afrikaanka ah ee xabsiyada loo taxaabay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xukuumadda Koonfur Afrika ayaa milateriga geysay goobaha ay ka taagan yihiin rabshadaha ka dhashay xariga madaxweynihii hore ee waddankaas, Jacob Zuma. Dad mudahaaradaya ayaa boobay...

Maamulka Jubbaland oo shacabka u diray digniin la xiriirta la macaamilka Al-Shabaab

KISMAAYO-AYAAMAHA-Shir ay isugu yimaadeen Golaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo shir gudoominayey Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa looga hadlay u diyaar...

Wararkii U Dambeeyey Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhalinyaro soomaaliyeed ayaa laga soo waramayaa in lagu dilay dalka koonur Afrika, waxaana wararka aan ka helayno sheegayaan in dilka loo gaystay Muwaadiniinta Soomaaliyeed...

Sidee ku ogaan kartaa in telefoonkaaga la jabsaday?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Telefoonkaagu dabka ma uga dhamaadaa si degdeg ah? Xirmooyinka internet-kaaga se si dhaqsaha ma u dhamaadaan? Astaamaha noocaas ah ee telefoonnada ayaa muujinaya in...

Calooshood U Shaqeystayaashii Dilay Madaxweynihii Haiti Oo Xog Cusub Laga Helay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Koox ka soo kala jeedda Colombia, iyo Haiti oo heysta dhalashada Mareykanka oo looga shakisan yahay inay dileen madaxweynihii dalka Haiti, Jovenel Moise, ayaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan