Rooble oo Xubno ka tirsan Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha doorashooyinka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga.
Kulanka dhexmaray...
Faah Faahin Laga Helayo Meydadka Labo Wiil Oo Laga Helay Xaafad Ka Tirsan Beledweyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa meydadka laba wiil oo walaalo ahaa ayaa xalay laga helay xaafadda Buunda-weyn ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka...
Howlgalo cusub oo ciidamda dowladda ay ka wadaan xaafada ka tirsan Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saacadihii la soo dhaafay ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo culus ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Deyniile ee gobolka Banaadir.
Howlagaladaan oo ahaa kuwo...
Maxay Soomaaliya ugu gacan seyrtay “War bixinta Guddiga” Midowga Afrika?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaashaanka u daruurtay war bixin lagu baahiya baraha bulshada oo la sheegay in ay kasoo baxday Guddiga Qiimaynta Madaxa Bannaan...
Dad Shacab Ah Oo Lagu Af-Duubtay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Sool
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka aan ka heleyno deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii lasoo dhaafay lagu qafaashay dad shacab ah, kuwaasi...
Muxuu yahay amarka la siiyay Ciidamada ilaaliya Amniga Garoonka? Aadan-Cadde
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliska Garoonka Aadan Cadde iyo Maareeyaha Maamulka Guud iyo Amniga Garoomada Soomaaliya oo kormeeray goobaha ay ka howlgalaan ee Garoonka ayaa kula...
Ciidamo & Gaadiid dagaal oo la geeyey degaan u dhow Dhuusamareeb
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo ka tirsan Guutada 15-aad iyo GorGor ayaa dowladda Soomaaliya waxaa ay geeysay degaanka Bulacle oo qiyaastii 30km dhinaca bari kaga toosan Magaalada Dhuusamareeb...
Gudoomiye Cumar Filish Oo digniin udiray dad kusugan Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa waxa uu maanta kormeer ku tegay qeybo ka mid ah Jidka...
Siyaasiyiin uu hogaaminaayo Cabdi Xaashi oo weerar afka ah ku qaaday Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi Garabka Cabdi Xaashi ayaa waxaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble loo xilsaaray xal ka gaarista khilaafka u...
Jubbaland oo billowday doorashada Xildhibaanada Aqalka sare.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoonka Golaha wakiilada Dowlad GoboleedkaJubbaland, ayaa maanta magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka sare ee Jubbaland.
Magacaabistaan uu Guddoonka Baarlamaanku magacaabay ayaa dabasocota...




















