Beesha Caalamka oo war ka soo saartay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho ka dhacay 29-kii Juunyo, ee laga soo saaray...
Booliska Somaliland Oo Toogtay Wiil Dhallinyaro Ah Oo Ku Libisnaa Calanka Soomaaliya.
GAROOWE-AYAAMAHA-Magaalada Boorama ee Somaliland ayaa ku wararka laga helayo waxaa uu sheegayaa in caawa halkaasi lagu dilay Wiil dhalinyaro ah.
Booliska Soomaaliland ayaa toogtay wiil...
Abiy Axmed oo ku hanjabay inuu qoran karo hal milyan oo dagaal-yahano
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay in ka bixitaanka ciidamada dalkiisa ee gobolka Tigray aysan ka dhigneyn in dowladda ay ku guuldareysatay dagaalka.
Wuxuu...
Xasaasi:- Waayihii Janaraal Xuud oo dhamaad ah iyo Guudlaawe oo tagaya Beladweyne.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Masuuliyiin ka tirsan maamulka HirShabeelle ayaa xaqiijiyay in ay guuleysatay tijaabadii ugu horreysay ee doorasho loogu qaban lahaa magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan,...
Gabdho Soomaaliyeed oo ka murugsan Quruxlowgii xabsiga lagu xukumay!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gabdhaha Soomaaliyeed qaarkood, iyo kuwa kale ee caalamka ayaa baraha bulshada aad uga hadal haya nin dhallinyaro ah oo maxkamad ku taalla dalka Mareykanka...
Xildhibaan Dalxa oo soo bandhigay cadaalad darada ka jirta lacagaha diwaangelinta Xildhibaanada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhiban Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in cadaalad daro tahay lacagaha diwaangelinta Xildhibaanada sababo laxiriira in...
Muwaadin Soomaali Ah Oo Meydkiisa Laga Helay dalka Koonfur Afrika
MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa xalay helay Meydka Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Bootaan Saruurow oo maalmihii lasoo dhaafay lagu la’aa Nolal...
Muxuu yahay u jeedka safarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee dalka Nigeria?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay xilli dambe gaaray Dalka Nigeria.
Wafdiga oo ka ambabaxay Magaalada...
Dowladda Somalia Oo Sheegtay Inay Howgal Ku Dishay Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo gaar ah oo ka tirsan xoogga dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaan lagu magacaabo Daarusalaam ee hoostega degmada Cadale...
Madaxweynaha Puntland Oo Safar Ugu Amba-Baxay Magaalada Nairobi
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maadxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta u amba-baxay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya.
Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka ama-baxay Magaaalada Kismaayo...