23.9 C
Mogadishu

Wararka

Dowladda Turkiga Oo Ku Guuleysatay Tijaabinta Gantaal Cusub.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa shaciyey inay Milliteriga Turkiga ku guuleysteen  Tijaabadii u dambaysay ee Gantaalka ATMACA ee Lidka Maraakiibta. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka...

Dowladda Talyaaniga oo ciidamo usoo diraysa xeebaha Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo ay usoo direyso xeebaha Soomaaliya kuwaasi oo ku biirya howlgalka Atlantikada ee ka horta burcad badeeda...

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dalka Koonfur Afrika saacadihii la soo dhaafay waxaa lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo sidoo kalena ka mid ahaa ganacsatada ku dhaqan gudaha wadankaasi gaar...

Taliska Xoogga Dalka Oo Ka Hadlay Qarax Ismiidaamin Ah Oo Lagu Weeraray Xero Ay...

JOWHAR-AYAAMAHA-Qaraxa oo ahaa ismiidamin ayaa waxaa uu ka dhacay Degaanka Biya Cadde ee Gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana wararka aan helayno ay sheegayaan in Qaraxaasi...

lacagihii la siin jiray ciidammada Kenya ee ku sugan Soomaaliya oo hal arrin darteed...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Lacagtii uu Midowga Yurub siin jiray ciidamada Kenya ee la dagaalamaya Al-Shabaab ee gudaha Soomaaliya ayaa laga jaray 66 boqolkiiba oo ah in ka...

Maxaa Looga Hadlay Shirkii Toddobaadlaha ee Golaha Wasiirrada?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah. Shirka Toddobaadlaha...

Cabdikariim Axmed Mooge Oo Loo Doortay Maayirka Cusub Ee Magaalada Hargeysa.

Magaalada hargeysa ee Xarunta Somaliland ayaa waxaa goordhaweyd lagu doortay maayirka Magaalada iyo ku xigeen, kadib Codeyn ka dhacday Magaaladaasi. Cabdikariim Axmed Mooge ayaa si...

Shan arrimood oo ku saabsan Mukhtaar Roobow oo in muddo ah u xiran dowladda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) wuxuu dowladda Federaalka ee Soomaaliya u xiran yahay muddo ka badan 2 sano. Waxaa hadda bilowday hadal hayn ku aadan xiritaankiisa...

Maxkamad Xukun Ku Riday Nin Dilay Hooyadii Kadibna Jarjaray Meydkeeda

Nin Isbaanish ah ayaa lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah ka dib markii uu dilay hooyadiis oo uu cunay hadhaadiga meydkeedii. Alberto Sánchez Gómez,...

Safaarada Norway ee Muqdisho oo dib loo fureya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Norway ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo. Elin Bergithe...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan