26.5 C
Mogadishu

Wararka

Puntland oo qabatay Markab si sharci daro ah kusoo galay biyaha Soomaaliya

BOOSAASO-AYAAMAHA-Ciidanka Badda ee dowlad Goboleedka Puntland ee PMPF ayaa xeebta degmada Qandala ee gobolka Bari ku qabtay Markab si sharcidaro ah uga Kalluumaysanaysey xeebaha...

Dagaal sababay barakac oo ka dhacay qeybo ka mid ah Sh/Dhexe

JOWHAR-AYAAMAHA-Toddobaadyadii la soo dhaafay waxaa dagaal ka dhacay tuulooyin hoos yimaada degaanka Raage Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sababay barakaca qoysas badan, kuwaasi...

Villa Soomaaliya oo arrin darteed loogu dhejiyey Sawirrada Shariif & Xasan Sheekh.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyneyaashii hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa kasoo muuqday sawirradooda Madaxtooyada dalka. Waxay qeyb ka yihiin sawirada 9-kii Madaxweyne...

Iran oo sheegtay iney fashilisay weerar lagu qaaday barnaamijkeeda Nukliyerka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Iran ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta ay fashiliyeen weerar curyaamin ah oo lagu soo qaaday barnaamijka Nukliyeerka rayidka iyada oo aan bixin wax faahfaahin ah. Nournews...

Turkiga Oo Qorsheynaya in Somaliya Ka Dhiso Saldhig Dayax-Gacmeed.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Turkiga ayaa la sheega inay Wada-hadal ugu jraan sidii ay Somalia ugu yeelan lahaayeen Saldhig loo adeegsado Dayax-gacmeedka iyo Hawlgalladda Dayaxa. Shabakadda Wararka ee GCR oo...

Raggii dilay Khashoggi oo la ogaaday in lagu tababaray Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Afar ka mid ah raggii sanadkii 2018 ka qeybgalay dilkiii Jamal Khashoggi oo ahaa weriye ka tirsanaa wargeyska Washington Post ayaa tababar khaas ah...

Khasaaro Dhashay Weerar Lagu Qaaday Ciidamo Kenyan Ah

KISMAAYO-AYAAMAHA-Ciidamo ka tirsan Milateriga iyo kuwa Booliska dowladda Kenya ayaa lagu qaaday weerar xoogan oo ka dhacay deegaan hoostega Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi...

Sawirro:-Xildhibaano Carbeed oo Mucaarad iyo Muxaafid isku feeray (

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal gacan ka hadal ah ayaa waxa uu dhax maray Xildhibaano katirsan Baarlamaanka dalka Kuwait, Xildhibaanadan gacmaha iskula tagay ayaana kala ahaa kuwa muxaafid...

Xaalada Caafimaad ee Madaxweynihii hore Sudan oo laga deyriyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qareenka Madaxweynihii hore ee dalka Sudan ee xilka laga tuuray Cumar Xasan Al-bashiir ayaa sheegay in xaalad adag ah uu marayo Madaxweynaha maadama lagu...

100 Xildhibaan Oo Kamid Ah Barlamaan Uganda oo Laga Helay COVID-19

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Uganda ayaa waxaa ay ku dhawaaqday in Dhismaha Barlamaanka dalkaasi la xiri doono muddo 2 isbuuc ah, kadib, markii uu dalkaasi ka dillaacay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan