Wasiirkii u ololeen jiray in Ingiriisku aqoonsado Somaliland oo xilka iska casilay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sir Gavin Williamson oo ka tirsanaa golaha wasiiradda ee UK ayaa xilkaas iska casilay kadib markii lagu eedeeyay handadaad. Xildhibaankan oo u ololeeya in Britain...
Soomaali badan oo ku guuleysatay doorashooyinkii ka dhacay Mareykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka ee xalay dhacday waxaa ka qeybgalay musharraxiin Soomaali-Mareykankan ah, kuwaas oo u tartamay xilal kala duwan oo heer degmo,...
Maxaa ka jira in Imaaradka Carabta hub iyo saanad ciidan si qarsoodi ah kusoo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo Garowe ayaa xaqiijinaya in laga bilaabo bartamihii bishii Oktoobar illaa hadda ay magaaladda Boosaaso ka degeyaan diyaarado sida saanad hub iyo...
Ilhaan Cumar oo fariin u dirtay Soomaalida ka dib guusheeda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilhan Cumar ayaa mar saddexaad loo doortay xildhibaan ka tirsan Congress-ka Maraykanka.Waxaa la tartamaysay Cicely Davis oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga oo u muuqda...
NISA oo gacanta ku dhigtay dad looga shakiyay Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa howgal qorsheysan oo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyey xaafadaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Ciidamada...
Wararkii ugu dambeeyey weerar ay Al shabaab ku qaadeen Saldhig kuyaalla Galgaduud
DHUUSAMARWEB-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Al-Shabaab saaka ay weeraro ismiidamin ah ku ku qaadeen saldhig miltariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Qaayib...
Quwadaha caalamka oo si weyn u soo dhaweeyay xabad joojinta Itoobiya iyo Tigrayga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Quwadaha shisheeye ayaa si weyn u soo dhaweeyay xabad joojinta ay wada saxiixdeen xukuumada Itoobiya iyo madaxda Tigrayga ee lagu soo afjarayo dagaalka arxan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT) ayaa ku adkeeyey...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo markale Magacaabay Lataliye Cusub.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Nasa Ige in uu noqdo Lataliyaha xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha Barnaamijyada.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Dhaqaatiirta Jabuuti ee u timid gurmadka Qaraxii Soobe...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir ka socday dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo Muqdisho...