30.7 C
Mogadishu

Wararka

Sheekh Shariif oo si cad u diiday qorshe uu usoo gudbiyey Xasan Sheekh

MUQDISHO AYAAMAHA Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan albaabada u xiran waxaa uu la qaatay madaxweynaha Soomaaliya ee Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo...

Jubbaland oo ka hor timid in ATMIS ay ka baxdo dalka.

MUQDISHO AYAAMAHA Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubaland Maxanuud Seyd Aadan ayaa saluug ka muujiyay qorshaha ciidamadda ATMIS dalka looga saarayo, wuxuuna ku taliyay in...

Macalin dugsi iyo caruurtiisa oo ku nafwaayey madaafic ku dhacay gurigii ay daganaayeen.

Macalin dugsiMUQDISHO-AYAAMAHA-Khasaaro ayaa ka dhashay tiro madaafiic ah oo aroortii hore ee saaka kusoo dhacday xaafado katirsan degmooyinka Wartanabadda, Xamar-Jajab iyo Waaberi. Mid kamid ah...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la saftay Xasan Sheekh diidayna qorshihii Saciid Deni.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa si cad u diiday qorshaha muddo kororsiga ee wado Saciid Deni Madaxweynaha Puntland. Deni ayaa muddooyinkii dambe ka...

Xasan Sheekh oo billaabaya qorshe halis ku ah midowga Musharaxiinta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa todobaadka soo socda bilaabaya kulamo uu Muqdisho kula yeelanayo xubno ka mid ah saamileyda siyaasadda, gaar ahaan xubnihii ka midka...

Duqa Muqdisho oo ku baxay cabashadii kasoo yeertay Khabuuraha Macalin Nuur

MUQDISHO AYAAMAHA Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley si uu...

Muxuu yahay ujeedka socdalka C/wali Gaas iyo Cumar Cabdirashiid ee Garoowe?

GAROOWE AYAAMAHA Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Ra’iisul Waasaarihii hore ee Soomaaliya  Cumar Cabdirashiid, Wasiirro hore iyo siyaasiyiin kale oo isbeddel-doon...

XOG: Dowladda Xasan Sheekh oo Bixin la’ Mushaarka iyo Gunnooyinka Xildhibaannada iyo Wasiiradda.

MUQDISHO AYAAMAHA Dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa soo wajahday dhaqaalo daradii ugu xumeyd mudooyinkan, kadib markii qaar kamid ah dowladihii...

Muxuu yahay Kulanka Qarsoodiga ee Axmed Madoobe la Qaatay Taliyaasha ugu Sareeya Ciidamada Kenya?

MOQDISHU AYAAMAHA Warar lagu kalsoonan karo ayaa sheegaya in taliyaasha ugu sareeya ciidamada Kenya ay kulan la qaateen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Golaha Ammaanka ka codsaday in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka

MUQDISHO AYAAMAHA Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay  ka codsaday inay dib u eegaan cunaqabataynta hubka ee saaran dalka tan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan