25.4 C
Mogadishu

Wararka

Wafdigii Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray degmada Xudur

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi iyo wafdi uu horkacayo oo Maanta gaaray Magaalada Baydabo ayaa uga...

Ciidan hubeysan oo la wareegay xafiiska madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka inaga soo gaaraya madaxtooyada soomaaliya ayaa sheegaya in dhaq dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo halkaas,iyadoo amniga aad loo adkeeyey. Askar la sheegay inay xoojin utahay...

Dowladda Jabuuti oo Dawo, Dhakhaatiir iyo lacag soo gaarsiisay Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta dowladda Jabuuti ay Magaalada Muqdisho soo gaarsiisay Dhaqaatiir iyo deeq dawo ah oo loogu talo galay gurmadka dadkii ay wayeelada kasoo gaartay...

Dowladda Itoobiya oo Dawo gurmad ah ku wareejisay Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo Madax kale oo Dowladda Soomaaliya katirsan ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho...

Labo caruur oo walaalo ah oo ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax goordhow ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, kaas oo jugtiisa laga...

Golaha Ammaanka oo ku baaqay in lala xisaabtamo kooxdii fulisay qaraxyadii Zoobe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka QM ayaa si xooggan u cambaareeyey qaraxyadii ay kooxda Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022, kuwaasi oo ay ku dhinteen...

Fiqi oo tooshka ku ifiyey sababta Al-shabaab ay ubeegsadeen shacabka.

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo maanta ka hadlayey kulan ka dhacay Muqdisho,ayaa waxa uu sheegay in Al Shabaab ay umuuqdaan kuwo...

Maxaad ka ogtahay ujeedka safarka Guddoomiyaha Barlamaanka ee Garoowe?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maalinta berri ah safarkiisii ugu horreeyay isagoo guddoomiye barlamaan ah ku tagidoona magaalada Garowe ee...

Maxay ka dhigan tahay cunaqabateynta uu Mareykanku uu saaray ragga hubka geeya Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Bayaan lasoo dhigay bogga internetka ee Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Washington, ayaa lagu sheegay, in Xafiiska Xakameynta Hantida Dibadda ee wasaaraddu uu tallaabo ka...

K/Waqooyi iyo K/Koonfureed oo markii ugu horreysay Gantaallo isu adeegsaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kuuriyada Waqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa markii ugu horreysay isu adeegsaday gantaallo iyaga oo la beegsaday xeebaha labada dal. Seoul ayaa ka jawaabtay Arbacadii saddex...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan