Ciidamada dowladda oo dagaal kula wareegay degaano katirsan gobolka Hiiraan
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa qeybta 27aad, Ciidamada kumaandooska DANAB iyo kuwa dadka degaanka ee huba qaatay ayaa saacadihii la soo dhaafay...
Xaruun caafimaad oo laga dhagax dhigay Degmada Feerfer.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Maamulka degmada Ferfer ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa dhagax dhigay Xarunta caafimaadka degmada Ferfer ee gobolka Shabeelle oo lagu sameynayo dayactir iyo dib u...
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo beeniyay war kasoo yeeray Al shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa gaashaanka ku dhufatay sheegashada AlShabaab ay qiilka ugu raadisay qaraxyaddii ‘Soobe Laba’ ee 29-kii October, sanadkan 2022.
Mahad Karataay...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2023-ka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ay kulan ay xalay ku yeesheen magaalada...
Gargaarkii ugu horeeyay oo la gaarsiiyay gobolka Tigre
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa ku dhawaaqday in kolonyadii ugu horreysay ee sida gargaar caafimaad ay gaartay shalay gobolka Tigre, ee...
Tirada dadka sanadkan lagu dilay Soomaaliya oo la shaaciyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay khasaaraha sii kordhaya ee dadka rayidka ah ee Soomaaliya, waxayna sheegtay in in ka badan 600 oo rayid...
Maxamed Shariif waxaa uu kamid yahay qaar badan oo tusaale u ah dhallinyarada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nolashada shaqo la'aanta ah ee ka jirta dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho ayaa mararka qaar waxaa la kulmi kartaa waxyaabo kala duwan oo...
Kooxo hubeysan oo Muqdisho ku dishay Macalin Cabdullaahi Cabdiraxmaan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa saaka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa ay kudileen Nin Odaya ahaa oo lagu magacaabi jiray Macalin Cabdullaahi Cabdiraxmaan, iyaga...
Somaliland oo u hanjabtay mucaaradka kadib markii ay ka hor yimaadeen Muuse Biixi
Labada xisbi ee mucaaradka ah ee jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay 13-kii November aanay u...
Booliska Turkiga oo xiray haweeney looga shakisan yahay qaraxii ka dhacay Istanbul
Dowladda Turkiga ayaa soo bandhigtay Haweeney lagu eedeeyay inay ka dambeeysay qaraxii ay dadka ku dhinteen ee shalay ka dhacay Magalada Istanbul ee waddankaasi...




















