29.5 C
Mogadishu

Wararka

Muxuu yahay go’aanka lama filaanka ah ee uu Ruushka ka qaatay dagaalka Ukraine?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ukraine ayaa sheegtay inay si taxadar leh uga fiirsanayso go’aan si lama filaan ah uu u shaaciyay Ruushka oo ah inuu ciidamadiisa kala bixi...

Muxuu yahay qorshaha safarka Agaasimaha NISA ee Addis Ababa?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wafti uu hoggaaminayo Taliyaha hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta gaaray dalka Itoobiya. Wafdiga Mahad Salaad waxaa...

Wasiirkii u ololeen jiray in Ingiriisku aqoonsado Somaliland oo xilka iska casilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sir Gavin Williamson oo ka tirsanaa golaha wasiiradda ee UK ayaa xilkaas iska casilay kadib markii lagu eedeeyay handadaad. Xildhibaankan oo u ololeeya in Britain...

Soomaali badan oo ku guuleysatay doorashooyinkii ka dhacay Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka ee xalay dhacday waxaa ka qeybgalay musharraxiin Soomaali-Mareykankan ah, kuwaas oo u tartamay xilal kala duwan oo heer degmo,...

Maxaa ka jira in Imaaradka Carabta hub iyo saanad ciidan si qarsoodi ah kusoo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo  Garowe  ayaa xaqiijinaya in laga bilaabo bartamihii bishii Oktoobar illaa hadda ay magaaladda Boosaaso ka degeyaan diyaarado sida saanad hub iyo...

Ilhaan Cumar oo fariin u dirtay Soomaalida ka dib guusheeda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilhan Cumar ayaa mar saddexaad loo doortay xildhibaan ka tirsan Congress-ka Maraykanka.Waxaa la tartamaysay Cicely Davis oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga oo u muuqda...

NISA oo gacanta ku dhigtay dad looga shakiyay Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa howgal qorsheysan oo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyey xaafadaha  Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka  Baay. Ciidamada...

Wararkii ugu dambeeyey weerar ay Al shabaab ku qaadeen Saldhig kuyaalla Galgaduud

DHUUSAMARWEB-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Al-Shabaab saaka ay weeraro ismiidamin ah ku ku qaadeen saldhig miltariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Qaayib...

Quwadaha caalamka oo si weyn u soo dhaweeyay xabad joojinta Itoobiya iyo Tigrayga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Quwadaha shisheeye ayaa si weyn u soo dhaweeyay xabad joojinta ay wada saxiixdeen xukuumada Itoobiya iyo madaxda Tigrayga ee lagu soo afjarayo dagaalka arxan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT) ayaa ku adkeeyey...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan