24.3 C
Mogadishu

Wararka

Afhayeenka Booliska Oo Ka Hadlay Qarax Miino oo Gaarigiisa Lala Beegsaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal uu soo saaray Afhayeen Sadiiq Doodishe ayaa waxaa uu ku sheegay in Qaraxii ka dhacay wadada 21 Octoober ee degmada Waaberi ee Gobolka...

Madaxweyne Farmaajo Oo Aqbalay Qorshe Xalin Ah Uu U Gudbiyay Qoorqoor

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aqbalay dalab uga yimid Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor), kaas oo ku saabsanaa  Ergadii...

DEG DEG:-CC Shakuur Oo Shacabka Weydiistay Lacag Uu Ku Galo Ololaha Doorashada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxaa uu sheegay in Xisbigiisa uu weydiinayo shacabka Soomaaliyeed taageero dhaqaale. C/raxmaan C/Shakuur oo muuqaal...

Guddiga Doorashada Lagu Muransan Yahay Ee K/Galbeed Oo Gaaray Baydhabo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa dib ugu laabtay Guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee la magacaabay, xili muddooyinkii ugu...

Xildhibaanad sheegtay inay bistoolad la tageyso Kongareeska Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeneyda dhowaan loo doortay Kongareeska Mareykanka ayaa sheegtay in bistooladdeeda ay la tagayso Kongareeska Mareykanka Muuqaal la soo bandhigay Axaddii, ayaa wuxuu muujinayaa Lauren Boebert...

Kulan Looga Hadlaayay Amniga Magaalada Dhuusamareeb Oo La Qabtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa Maanta waxaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay amniga guud ee deegaanada Maamulka, waxaana shir guddoomiyay Wasiirka Cadaaladda...

Madaxweyne Qoorqoor Iyo James Swan Oo Ka Wada Hadlay Khilaafka Doorashada

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye( Qoor Qoor) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu la kulmay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada...

Qaar ka mid ah dadkii qaadka ku cunijiray deegaannada Puntalnd oo joojiyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar ka mid ah dadkii qaadka ku cunijiray deegaannada Puntalnd ayaa joojiyay isticmaalkiisa kaddib markii ay waayeen qaadka Miiroowga oo ay hore u cuni...

Taliska Ciidanka Xoogga Oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Al-Shabaab

KISMAAYO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka lugta ee xoogga dalka Soomaaliyeed  Jeneraal Maxamed Tahaliil Biixi oo ku sugan degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa la kulmay saraakiisha Ciidamada...

Jadwalkii labaad Ee Guddiga Lagu Murasan Yahay Oo Qarka U Saaran Inuu Fashilmo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta oo ah 5-ta bisha Janaayo 2021 ku eg waqtigii ay u qabteen Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee lagu muransan yahay in lagu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan