25.8 C
Mogadishu

Wararka

Guddigii Puntland Ee U Xil Saarnaa Diidmada Shillin Soomaaliga Oo Go’aano Cusub Soo Saaray

GAROOWE-AYAAMAHA-Guddiga Puntland u saartay ka soo talabixinta qiima dhaca Shilling Soomaaliga ayaa soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ay ku taliyeen si xal loogu...

DEG DEG Yoweri Museveni oo Markii Lixaad Loo Doortay Madaxweynaha Uganda.

Baledweyne Ayaamaha: Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa goordhaw lagu dhawaaqay in markii lixaad loo doortay madaxweynaha dalkaasi. Guddiga doorashada Uganda ayaa ku dhawaaqay in...

DEG DEG Madaxweyne Lafta Gareen oo Goordhaw Ka Dagey Xudur.

Baledweyne Ayaamaha: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool. Madaxweyne Lafta-gareen...

Rag Qarxa Ku Diyaarinayay Boosaaso Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay

GAROOWE-AYAAMAHA-Howlgal dhowr saacadood qaatay oo ay fuliyeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan PSF-ta ayaa lagu soo afjaray xaafado ka tirsan...

Xiriirkii Sucuudiga iyo Qatar Oo Si Rasmi Ah Dib Ugu Soo Laabtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sacuudi Carabiya ayaa Maanta sheegtay in ay dib u fureyso safaaradeedii Qatar maalmo gudahood, ka dib heshiiskii todobaadkii hore dhexmaray iyaga iyo Qatar. Wasiirka Arimaha...

Ciidanka Gorgor Oo Howlgal Kawada Gobalka Galgaduud.

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Ciidamada Kumaandooska Gorgor ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Hawlgalo xasilinta Amniga la xiriira ka wada degaano hoostagga Degmada Balanbale ee Waqooyiga Gobalka Galgaduud. Howlgalka oo...

Duqa Muqdisho Oo Gurigiisa Ku Wareejiyay Muwaadin Si Sharci darro Looga Heystay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta muwaadin Soomaaliyeed ku wareejisay gurigiisa oo si sharci darro looga heystay...

Wakiilkii Hore QM Ee Soomaaliya Oo Xil Cusub Loo Magacaabay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xogyaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Gutteres ayaa xil cusub u magacaabay Mr. Nicholas Haysom  oo horay u soo noqday wakiilka QM u qaabilsan...

Yoweri Museveni oo Hogaaminyo Cododka Doorashada Uganda.

Baledweyne Ayaamaha: Madaxweynaha mudada dheer xilka dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa hogaaminaya tartanka madaxtinimada ka dib codbixintii Khamiistii dalkaasi ka dhacday, sida natiijooyinka hordhaca...

Guudlaawe iyo Qoor Qoor Oo Lakulmay Xildhibaano iyo Wasiiro Katirsan Xukuumadda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle ayaa xalay kulan la qaatay qaar ka mid ah Wasiirada, Wasiir Kuxigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha Xukuumadda, waxaana ay kala hadleen...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan