Mareykanka Oo Ka Hadlay Duqeyntii Ugu Horeysay 2021-ka Uu Ka Fuliyay Somalia
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska ciidamada Mareykanka ee loo soo gaabiyo AFRICOM ayaa sheegay, in ayaga oo kaashanaya dowladda federaalka Soomaaliya, ay laba duqeyn ka fuliyeen Soomaaliya.
Duqeyntaan ayaa...
Wararkii U Dambeeyey Dil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa duhurnimadii Maanta Rag la sheegay inay ahaayeen shacab ku dilay qeyb kamid ah degmada Warta-nabadda ee Gobolkaan Banaadir.
Laba Wiil dhalinyaro ah...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Faah Faahiyay U Jeedka Booqashada Uu Ku Tegay Balli-Doogle
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar shaqo oo lagu dhiirigelinayo ciidanka Xoogga dalka ku tagey Balli-doogle oo ka tirsan...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Oo Digniin Kale Soo Saaray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraalka ayaa waxa ay ku sheegeen Midowga Musharaxiinta in dowladu ay la galayso heshiis labo shirkadood oo lagu kala magacaabo Liberty iyo Coastline halis...
Wasaaradda Amniga Oo Joojisay Hubkii Lala Geli Jiray Garoonka Aadan-Cadde
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala galayo gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho.
Qoraal kooban...
Ra’isal Wasaarre Rooble Oo Goordhow Gaaray Xerada Bali-doogle
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow gaaray Xerada Ciidamada dowladda iyo kuwa Mareykanka ee Billi-doogle ee...
Ciidanka DANAB Oo Burburiyay Xarumo Ay Lahaayeen Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Kumaandooska Guutada 16aad ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan oo saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Bay, waxay ku burburiyeen...
Armenia Oo Qiratay Jabkii Ka Soo Gaaray Dagaalkii Ay La Gashay Azerbaijan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Armenia ayaa waxa ay soo tabisay in dagaalkii lixda todobaad socday ee ay sanadkii hore la gashay Azerbaijan ay uga dhinteen dad ka...
Rooble Oo Booqday Dhaawacyada Shaqaalihii Turkiga Ee La Qarxiyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku booqday isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho dhaawacyada howlwadeennadii ka shaqeynayay dhismaha waddada isku...
Afhayeen Cusub Oo Loo Magacaabay Maamulka Gobolka Hiiraan
BELEDWENE-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa Afhayeen Cusub u magacaabay Maamulka Gobolka Hiiraan, xilli Magaalada Beledweyne ay ka dhacayeen dibadbaxyo looga soo...