28.9 C
Mogadishu

Wararka

Khasaaraha ka dhashay Qaraxyadii Lagu Weeraray Wasaaradda Waxbarashada oo aad u korortay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa isa-soo taraya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawaca ah ee ka dhashay qaraxyadii Is-miidaaminta ahaa ee shalay lagu weeraray Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray isgooyska Soobbe ee magaalada Muqdisho si uu ugu kuur galo baaxadda dhibaatada xooggan ee ka...

Wararkii ugu dambeeyey qaraxyadii lagu weeraray Wasaarada Waxbarashada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Faahfaahin hordhac ah ayaa soo baxaya oo ku aadan baaxada ka dhashay weerarka lagu qaaday xarunta wasaaradda waxbarashada Soomaaliya. Weerar ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah...

Baarlamaanka Itoobiya oo maray tijaabo caafimaad oo dhinaca aragga ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xubnaha Golaha Wakiillada ee Federaalka Itoobiya ayaa maanta maray tijaabo dhinaca aragga iyo weliba baadhis la xidhiidha cudurka Cancerka ee ku dhaca dhinaca Naasaha. Wasiirka...

Guux ka dhashay muddo kordhin ay qorsheynayaan galaha wadatashiga Qaran.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sida ay sheegayaan ilo loo qaateen ah, Madaxda Soomaaliya ee hadda xilka haysa – heer Fedral iyo heer Dowlad gobolleed ayaa doonaya in ay...

Shan Qodob oo muhiim ah oo laga bartay dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-In ka badan 15 sano, Soomaaliya waxa ay la daalaa dhacaysaa amni xumo salka ku heysa falal argagaxiso, koofurta dalka waxa ay muddadaas ahayd...

Madaxii zakawaat-ka Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka inaga soo gaaraya deegaanka warciise ee duleedka degmada jowhar ayaa waxay sheegayaan in halkaasi maanta ciidamada dawlada ay bur buriyeen maxkamad ay al...

Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku heshiiyey iskaashi milateri oo ka dhan ah Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhanka Milliteriga ah...

Muxuu yahay Amarka culus ee RW Xamse dul dhigay Wasaaradda Maaliyadda?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi barre ayaa ku amray Wasaaradda Maaliyadda in qeyb kamid ah lacagaha Gunada ah oo ay...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Oo Ka Furmay Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay ka soo qeyb galeen Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan