25.2 C
Mogadishu

Wararka

Naji Rashed Al Naimi “Ma sifayn karo sida aan dareemayo. Dalkayga yar hadda waa...

Magaalada Dooxa ayaa xilligan ah mid si aad ah u mashquul badan islamarkana farxaddu waa mid la dareemi karo meel kasta. Markaad dhex socoto...

Booliska oo gacanta ku dhigay nin baadi goobkiisa baraha bulshada lagu baahiyay 

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay Eedeysane lagu magacaabo Xuseen Xasan Gaaboow, kaasi oo Baraha Bulashada kasoo muuqday asigoo tacidiyad u geeysanaya...

Ciidamada dowladda oo dagaal kula wareegay degaano katirsan gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa qeybta 27aad, Ciidamada kumaandooska DANAB iyo kuwa dadka degaanka ee huba qaatay ayaa saacadihii la soo dhaafay...

Xaruun caafimaad oo laga dhagax dhigay Degmada Feerfer.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Maamulka degmada Ferfer ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa dhagax dhigay Xarunta caafimaadka degmada Ferfer ee gobolka Shabeelle oo lagu sameynayo dayactir iyo dib u...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo beeniyay war kasoo yeeray Al shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa gaashaanka ku dhufatay sheegashada AlShabaab ay qiilka ugu raadisay qaraxyaddii ‘Soobe Laba’ ee 29-kii October, sanadkan 2022. Mahad Karataay...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2023-ka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ay kulan ay xalay ku yeesheen magaalada...

Gargaarkii ugu horeeyay oo la gaarsiiyay gobolka Tigre

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa ku dhawaaqday in kolonyadii ugu horreysay ee  sida gargaar caafimaad ay gaartay shalay gobolka Tigre, ee...

Tirada dadka sanadkan lagu dilay Soomaaliya oo la shaaciyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay khasaaraha sii kordhaya ee dadka rayidka ah ee Soomaaliya, waxayna sheegtay in in ka badan 600 oo rayid...

Maxamed Shariif waxaa uu kamid yahay qaar badan oo tusaale u ah dhallinyarada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nolashada shaqo la'aanta ah ee ka jirta dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho ayaa mararka qaar waxaa la kulmi kartaa waxyaabo kala duwan oo...

Kooxo hubeysan oo Muqdisho ku dishay Macalin Cabdullaahi Cabdiraxmaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa saaka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa ay kudileen Nin Odaya ahaa oo lagu magacaabi jiray Macalin Cabdullaahi Cabdiraxmaan, iyaga...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan