WHO oo Gudi Heer Caalami ah u Direysa Shiinaha.
Koox ka kooban 10 saynisyahanno caalami ah ayaa u safri doona magaalada Shiinaha ku taalla ee uu ka soo bilowday Covid-19, sida uu sheegay...
DEG DEG Golaha Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo Si Kulul u Cambaareeyay Ciidamo Saaka Laduldhigay...
Golaha Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa si Kulul u Cambaareeyay Ciidamo saaka laduldhigay xaafado Ay daganaayeen Qaar kamid ah Xubnaha golaha musharaxiinta.
Golaha oo war qoraal ah...
Nin Qiyaas Ku Jabsaday Akoonka Twitter-ka Donald Trump.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dacwad oogayaasha dalak Holland ayaa sheegay in ninkan ay u suurto gashay inuu jabsado akoonka Twitter-ka Donald Trump isagoo qiyaasay furihiisa sirta ah- "maga2020!"
Balse...
Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Oo Shaaciyay Sababta Maanta Loo Xiray Waddooyinka Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame kana mid ah Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in sababta dowladda ay maanta wadooyinka u xirtay ay...
Maxaa Ka Jira In Ciidamo Ay Hareereeyeen Xaafadaha Ay Deganyihiin Musharraxiinta Mucaraadka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidamo lagu hareereeyey xaafadaha u dhow Hotel Jaziira oo saldhig u ah hoggaamiyeesha mucaaradka dalka.
Meelaha ay ciidamda lagu...
Banaabaxyo Lagu Taageeraayo Madaxweyne Farmaajo oo Saaka Lafilayo ineey Muqdisho Kadhacaan iyo Wadooyinka Magaalada...
Ciidanka Dowlada ayaa saakay xiray inta badan wadooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho, iyadoo isu socodka dad weynaha iyo gaadiidka goobaha Qaar ay xranyihiin.
Waxaa la...
Magaalada New York Nin Looga Shakiyay Alshabaab oo Maxkamad Lagu Soo Taagay isagoo Lagu...
Xubin ka tirsan ururka Alshabaab una dhashay dalka Kenya ayaa la soo taagay maxkamad ku taal dalka Maraykanka isagoo lagu eedeeyay inuu doonayay inuu...
Awoodaha Ciidamada Soomaaliya iyo Kenya Ma Isu Dhigmaan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Soomaaliya iyo Kenya ayaa awood ahaan dhinaca tirada ciidamada milatariga isku dhow, inkastoo qalabka kale ay aad ugu kala duwan yihiin, shacab ahaan ay...
Maxaa Ka Jira In Dowladda Soomaaliya Ay Ciidan Horleh Geysay Xadka Kenya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Tan iyo maalintii Talaadada ee shalay waxay warbaahinta Kenya qaarkeed shaacinayeen in ciidamada Milatariga Soomaaliya lasoo dhoobay xadka u dhow magaalada Mandheera, xilli xiisad...
Maxaa Isku Hayaan Madaxda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo Mucaaradka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankii beesha caalamka iyo dowladda Soomaaliya ee ka dhacay Muqdisho maalintii Isniinta ee 07/12/2020 waxaa culeyska ugu weyn lagu saaray hawlaha la xiriira doorashooyinka...



















