24.7 C
Mogadishu

Wararka

Askar Ka Tirsan Ciidamada Dowladda Oo Lagu Laayay Degmada Walanweyn

BAYDHABO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo degmada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in uu halkaasi ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamo ka tirsan...

Ciidanka Gor-Gor Oo Al-Shabaab Kala Wereegay Degaan Cusub

BAYDHABO-AYAAMAHA-Ciidanka kumandooska Gorgor ee xoogga dalka ayaa la sheegay in saaka  Al-shabaab kala wareegeen degaanka Gendershe ee gobolka Shabeelaha hoose, ka dib howlgal ballaaran...

Galmudug oo Guddi u saartay werarkii saraakiisha lagu dilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-War-kasoo baxay Wasaaradda Amniga Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Amniga ay gacanta ku dhigeen mid kamid ah dadka lau tuhmayo...

DEGDEG:- Saraakiil Katirsan Militariga Sooaaliya Oo La Weeraray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya duleedka Degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in la weeraray saraakiil katirsan Militariga Soomaaliya. Wararku waxaa ay sheegayaan in maleeshiyaad...

Maxaa Ka Hirgalay Amarkii Madaxweyne Deni Ee Shilin Soomaaliga?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddooyinkii lasoo dhaafay deegaannada uu ka arrimiyo maamul goboleedka Puntland waxaa ka jiray dhibaatooyin la xiriira sicir bararka sarifka lacagta shilin Soomaaliga iyo doolarka,...

Abiy Axmed & Uhuru Kenyata Oo Xariga Ka Jaray Waddo Muhiim Ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa Maanta siwadajir ah xariga uga jaray Wadada laamiga ah Ee Mooyaale oo Isku...

Qoorqoor Oo Hal Arrin Darteed Safar Deg-Deg Ah Ugu Imaanaya Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maalmo kahor dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta safar deg deg ah ugu soo...

Maxay Yihiin Saddexda Arrimood Ee Laf Dhuun Gashay Ku Noqotay Maxamed Bin Salmaan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmo adag ayay u tahay hoggaanka Sacuudiga gaar ahaanna dhaxalsugaha awoodda leh ee Maxamed bin Salmaan, oo loo yaqaanno MBS. Gudaha dalkiisa caan ayuu ka...

Soomaaliya Malaga Yaabaa Inay Yeelato “Labo Madaxweyne”8 February Kadib?

MUQDISHO-AAAMAHA-Dadka ka faallooda arrimaha siyaasadda Geeska Afrika ayaa sheegaya in ay dhici karto in doorashooyiin iska soo horjeeda la qabto, haddii aan heshiis laga...

Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi oo guddoon doortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi ee magacawday dowladda federaalka Soomaaliya ee ku xareysan Hotel Decale ayaa maanta doortay Gudoon cusub. Khadar Xariir Xusee ayaa lasheegay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan