Baarlamaanka Itoobiya oo maray tijaabo caafimaad oo dhinaca aragga ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xubnaha Golaha Wakiillada ee Federaalka Itoobiya ayaa maanta maray tijaabo dhinaca aragga iyo weliba baadhis la xidhiidha cudurka Cancerka ee ku dhaca dhinaca Naasaha.
Wasiirka...
Guux ka dhashay muddo kordhin ay qorsheynayaan galaha wadatashiga Qaran.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sida ay sheegayaan ilo loo qaateen ah, Madaxda Soomaaliya ee hadda xilka haysa – heer Fedral iyo heer Dowlad gobolleed ayaa doonaya in ay...
Shan Qodob oo muhiim ah oo laga bartay dagaalka Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-In ka badan 15 sano, Soomaaliya waxa ay la daalaa dhacaysaa amni xumo salka ku heysa falal argagaxiso, koofurta dalka waxa ay muddadaas ahayd...
Madaxii zakawaat-ka Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka inaga soo gaaraya deegaanka warciise ee duleedka degmada jowhar ayaa waxay sheegayaan in halkaasi maanta ciidamada dawlada ay bur buriyeen maxkamad ay al...
Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku heshiiyey iskaashi milateri oo ka dhan ah Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhanka Milliteriga ah...
Muxuu yahay Amarka culus ee RW Xamse dul dhigay Wasaaradda Maaliyadda?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi barre ayaa ku amray Wasaaradda Maaliyadda in qeyb kamid ah lacagaha Gunada ah oo ay...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Oo Ka Furmay Magaalada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay ka soo qeyb galeen Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda...
Maxaa ka jira in la hakiyay fadhiyada Golaha Shacabka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada baarlamaanka federaalka ayaa ka hadlay sababta uu u baaqday furitaanka kalfadhigii maanta loo ballansanaa ee baarlamaanka Soomaaliya.
Qaar kamid ah xildhibaanada ayaa sheegay in...
Mustafe Cagjar oo si carol eh uga hadlay dilka Gabar Xildhibaan aheyd
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan Juweria Subcis oo ka tirsanayd Golaha...
Xubno ka tirsanaa Daacish oo Muqdisho lagu toogtay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Laba ka tirsan maleeshiyada Daacish oo hore Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ay dil toogasho ah ugu xukuntay ayaa goor dhaweyd ee saaka ah lagu...




















