29.3 C
Mogadishu

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saaray qaraxii ka dhacay Marko

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday,...

Maxay ahayd ujeeddada weerarrada Al-Shabaab ee deegaanka Soomaalida?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mid ka mid ah saraakiisha Liyu Booliska deegaanka Soomaalida oo aan magaciisa sheegin oo wakaaladda wararka Reuters u warramay wuxuu sheegay weerarka Al-Shabaab inuu...

Sidee Mareykanka iyo Ruushka ku fashiliyen weerarkii ay Israa’iil, Britain iyo Faransiiska ku qaadeen...

Waxaa qoray BBC. Taariikhdu markii ay ku beegnayd 29-kii bishii Oktoobar ee sanadkii 1956-kii, ciidamada Israa'iil ayaa billaabay howlgal lagu magacaabay "Musketeer" oo ay ku...

Wararkii ugu dambeeyey Guddoomiyihii Degmada Marka oo qarax lagu dilay

BAYDHABO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in qarax goordow halkaasi ka dhacay lagu dilay Guddoomiyihii degmadaas Cabdullaahi...

Shiinaha oo Mareykanka ugu hanjabay arrin ku saabsan Taiwan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa jiraa warar laisla dhexmarayay oo sheegayay in in afhayeenka golaha aqalka wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ay qorsheyneyso inay booqasho ku tegto Taiwan, arrintaas...

Deni oo wajahaya xaalad siyaasadeed oo cakiran iyo Abaabul Mooshin ka dhan oo socda.

GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wajahaya xaalad siyaasadeed oo cakiran, lamana oga halka ay arrini saldhigan doono kadib markii khilaaf soo kala...

Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Wasiiro iyo ku xigeeno

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland J Axmed Maxamed Islaam ayaa magaacabay wasiiro iyo ku xigeeno iyadoo la isku badalay Wasaaradaha qaar si loo dardar galiyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho uu ku tagay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda aan saaxibka nahay ee Masar ayaa maanta dib ugu...

Maxaa ku jaban inay Soomaaliya ka hadasho khilaafka Niilka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa caddaysay mowqifka ay ka taagan tahay khilaafka webig Niilka ee u dhaxeeya Itoobiya oo dhinac ah iyo Masar iyo Suudaan oo...

Somaliland oo ajaanibta ku nool ku sugan ku amartay inay isaga baxaan wadanka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka Soomaaliland ayaa ku amray in muddo 20 maalmood ah ay degaannadeeda isaga baxaan dadka Ajaanibta ah ee aan heysan sharciga, kuwaas oo ka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan