Waxyaabaha la yaabka leh ee lagu arkay Golaha Wasiirada cusub
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ku dhowaaqay golihiisa wasiirada cusub ee muddada la sugayey, waxaana ka muuqdo isbeddelo cusub.
Golaha cusub oo uu...
Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo soo farageliyey Magacaabista Sheekh Mukhtar Roobow
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh, Ra'iisul wasaare Xamza iyo Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Sheekh Mukhtar Roobow oo ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa shir uga socdaa...
Digniin laga soo saaray dagaal nukliyeer oo lagu halaagsamo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Adduunyadu waxay hal tallaabo oo si qaldan loo qaado u jirtaa inuu ka dhaco dagaal lagu halaagsamo, la isuna adeegsado hubka wax gumaada ee...
Wararkii ugu dambeeyey qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qarax Miino Maanta ka dhacay inta u dhexeeysa isgoyska Tarabuunka iyo wadada ka timaada dhinaca isbitaalka Masaarida ayaa waxaa uu sababay khasaaro isugu jira...
DEG DEG:-Golaha Wasiirada la magacaabayo oo looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirada magacaaban ee xalay la sii wargeliyay ayaa saaka looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, si ay goobjoog uga noqdaan Munaasabadda ku dhawaaqidda Golaha Wasiirada...
Sidee ayuu u dhacay dilka hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman al-Zawahiri?
MUQDISHO-AAAMAHA-Howlgal qayb ka ah la dagaallanka argaixisada oo ay fuliyeen CIA-da Mareykanka ayaa lagu dilay hoggaamiyihii ugu sarreeyay ururka Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri.
Dilkan oo ka...
Wararkii ugu dambeeyey ku dhawaaqista golaha wasiirada cusub.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar hada soo dhacay ayaa tilmaamaya in dib u dhac uu ku yimid ku dhawaaqista golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya, kuwaasi oo la filayay...
Maxaa ka jira in Sheekh Mukhtaar Roobow uu kamid yahay golaha Wasiirada cusub?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Liiska golaha Wasiirada ee xukuumada Ra'iisul Wasaare Xamsa Bare ayaa laga soo waramayaa in Mukhtar Robow uu ka soo muuqan doono xubnaha golaha wasiirada...
Afhayeenka Xukuumada Farxaan Jimcaale oo lagu wareejiey Liiska golaha wasiirada cusub
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xubno ka howlgala Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa inoo xaqiijiyey in laga yaabo in saacadaha soo socda lagu dhawaaqo xukuumada cusub oo maalmahaan dood...
Dalalka Yurub ee aqbalay Baasaboor Soomaaliga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Baasaboorka Soomaaliya ayaa dhowrkii sano ee lasoo dhaafay u muuqday mid soo xoogaystay marka loo eego sida uu ahaa wixii ka dambeeyay burburkii dowldii...




















