29.3 C
Mogadishu

Wararka

Maxaa ka jira in Hoteel uu leeyahay MD Xasan Sheekh uu in muddo sanado...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddooyinkii dambe waxaa baraha bulshada lagu faafiyey warar ah in Hoteel uu leeyahay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku yaala dalka Tanzania...

Madaxweyne Deni oo magacaabay gudoomiyaha cusub gobolka mudug

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 35, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Mudug. Markuu arkay:  Dastuurka  Dowladda Puntland Qodobkiisa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhow dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu dalka Tanzania uga qeyb galay shirka Ururka EAC. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa...

Madaxweyne Erdogan oo qaatay kaalin ay reer galbeedka qaadan waayeen

MUQDISHO-AYAAMAHA-Turkiga ayaa ku dhawaaqay heshiis u ogolaanaya Ukraine in ay dib u soo celiso dhoofinta Qamadiga iyo galleyda ee badda madow. Jimcihii ayaa Istanbul waxaa...

Guddoomiyaha Gobolka Bakool oo soo bandhigay dhibaato ay geysteen Ciidamada Liyuu Booliis

BAYHABO-AYAAMAHA- Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tall oo la hadlay Warbaahinta ayaa Ciidamada Liyuu Booliis ku eedeeyay in ay dileen Dad Shacab ah oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo gaar gaar ah la qaatay madaxda EAC

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-gelay xiritaanka shir-madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay martigelisay...

Al-Shabaab soo bandhigtay ciidan iyo gaadiid Liyuu booliska ka qabsadeen

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Al shabaab waxay galabta baahiyeen inay weerarka kudileen 87 Askari, sidoo kale waxay baahiyeen in ka badan 50 sawir oo muujinaya khasaaraha weerarka. Sawirada la...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaalada caafimaad MW Maraykanka ee laga helay COVID-19

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa laga helay cudurka Covid-19, waxa una hadda ku karantiilan yahay Aqalka Cad. 79 jirkan ayaa horay si buuxda looga tallaalay...

Xogta qaabkii Al Shabaab u weerareen Jowhar oo la helay.

MUQDISHO-AYAAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu Wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta ayaa maanta shir gudoomiyay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyey dalka Tansaaniya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa waxaa si heer...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan