28.2 C
Mogadishu

Wararka

Maxaa looga hadlay kulankii Telefonka ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka dalka Qatar?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in hoggaamiyaha Qatar uu uga tacsiyeeyay madaxweynaha dadkii ku geeriyooday iyo kuwii ku dhaawacmay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Hotel...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar-labaad dagaal cilaamiyey xili aan dagaal loo diyaarsaneyn

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shir guddoomiyay shirkii u horreeyay ee Amniga Qaranka, kaasoo looga hadlayay xaaladda Amni ee dalka iyo qorshayaasha dib u habeynta...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo soo bandhigay arrin halis oo kusoo wajahan Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Ju qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha,  Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta warbixin ku saabsan saameynta iyo baaxadda...

Kulan Xasaasi ah oo Golaha Wasiirada Soomaaliya uga furmay Muqdisho

MUQDISHOAYAAMAHA-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho uga furmay shir xasaasi ah oo looga hadlaya waxaabaha muhiimka ah ee horyaala Golaha Kulanka ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo Dalka Dib ugu Soo Celineysa Dhallinyaro Tahriib ahaa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya oo Dalka Dib ugu Soo Celineysa Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Tahriib ahaa. Dhallinyaradaan oo qaarkood Maxaabiis ahaan u heysteen Kooxaha Burcadda ee loo...

Rag Hubeysan Oo Weeraray Shaqaalaha Guddiga Doorashada Kenya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Kenya ayaa sheegay in shaqaale ka tirsan guddiga oo isu diyaarinayay jawaabaha codsiyada doorashada madaxweynaha ee laga gudbiyay maxkamada...

Abaabul ka dhan ah Axmed madoobe oo ka socda Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulamo siyaasiyiin kasoo jeedo Jubbooyinka ay ku yeesheen maanta Muqdisho ayey kaga hor yimaadeen muddo kororsigii uu shalay sameystay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Senetor C/llaahi...

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka hadlay howlgallada ka socda Gobolka Hiiraan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa jiida hore ee gobolka Hiiraan ku komeeray ciidamada qaranka ee baacsanaya argagixisada Al-Shabaab. Wasiirka difaaca...

Ciidamada Xoogga dalka oo la sheegay inay wareegeen Saldhigii ugu weynaa Al-shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 27aad oo howlgallo kala duwan wali kawada degaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa howlgal qorsheysan...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukun ku riday dad loo heysto dilka Wasiirkii Cadaaladda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukuno kala duwan ku riday laba Rag ah iyo Haweeneey, kuwaas oo loo heysto...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan