27.1 C
Mogadishu

Wararka

Saciid Deni oo qaaday talaab xal u keeni karta khilaafka madaxtooyada iyo Baarlamaanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Macluumaad dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa kulan ay Albaabada u xirnaayeen oo xalay madaxtooyada Garoowe ku dhexmaray madaxweynaha maamulka Pun tland Siciid C/llaahi...

Lacagtii ugu badnedyd oo Kenya maalmo kooban ka faa’iday Qaadka ay Soomaaliya Keento

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kenya ayaa dib u soo celinta dhoofinta Qaadka Mirowga ee Soomaaliya, waxay afar maalmood gudahood ka faa’iday 221 Milyan oo ah lacagta dalkeeda, taas...

Guudlaawe oo labo Sano kadib doorashadiisa soo magacaabay Golahiisa Wasiirada

JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Caawa ku dhawaaqay Galahiisa Wasiirada, kuwaasi oo ka kooban 81 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir,...

Al-Shabaab oo sheegtay inay dileen Soomaali u Shaqeeyneysay Sirdoonka Kenya

kismaayo-ayaamaha-Weerar horey Al-shabaab ugu qaadeen degaanka Girileey oo hoostaga degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu dilay Nin iyo Walaashiis, kuwaas oo la...

Booliiska oo howlgal dad lagu soo qabtay ka sameeyay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgal Wadajir ah oo qaatay saacado ayaa xalay laga sameeyay xaafado ka tirsan degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, wwxaana lagu soo qabtay dad u...

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda Liyu booliska iyo Shabaabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta xaladda deegaannadii ay Shabaab iyo Liyu Booliska ku dagaalamayeen waa ay deggan tahay iyadoo labada dhinacba ay sheeganayaan inay guulo la taaban karo...

Liiska golaha wasiirada cusub oo si hoose loo arkay & Rooboow oo ku jira

MUQDISHO-AAYAMAHA-Waxaa heer gabogebo ah maraya wada-halladii ugu dambeeyay ee madaxda sare ee dalka ay ka yeelanayaan dhismaha xukuumadda cusub ee ra’iisul wasaare Xamza Cabdi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar usoo xoray Ciidamo katirsan Xoogga Dalka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil...

XOG laga helay kulamo uu Farmaajo kawado Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA Madaxweyne hore Maxamed C/llaahi Farmaajo oo tan iyo markuu xilka ka degay ku sugnaa Xamar ayaa waxa uu waqtiga ugu badan geliyaa kulamo...

Garab istaag la’aanta ‘Xasan Macallin uu Beeshiisa Murusade’ kala kulmay iyo lugooyada Xasan Cali...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Markii Xasan Cali Kheyre loo magacaabay Raysulwasaaraha dalka, si aan kalahar laheyn ayuu Murusade u taageeray. Intii uu xilka hayayna abaal kuma sheegan, wuxuuna...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan