29.1 C
Mogadishu

Wararka

War cusub oo kusoo kordhay xariga Xildhibaanad Ilhan Cumar.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilhaan Cumar oo ka mid ah Congreska Mareykanka ayaa sidoo kale qoraalkeeda ku sheegtay in ay sii wadi doonto dadaalka ay ugu jirto inay...

Sri Lanka oo yeelatay madaxweyne cusub kadib markii uu cararay madaxweynihii hore

MUQDISHO-AYAAMAHA-Baarlamaanka Sri Lanka ayaa madaxweyne cusub u doortay Ranil Wickremesinghe oo ahaa Ra’iisul Wasaaraha dalkaas. Ranil Wickremesinghe ayaa helay 134 cod halka ninkii la tartamayay...

Yaa ka dambeeyey khilaafka durba soo dhexgalay Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed?

MUQDISHO-AYAAMHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka baaqday safar uu ku tagi lahaa dalka Itoobiya sababo la xiriirka khilaaf soo kala...
XAMZA HOP#203

Ra’isul Wasaare Xamse oo wada latashiyadii ugu dambeeyay ee magacaabida Golaha Wasiirada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku jira la tashiyadii u danbeeyey ee Golihiisa wasiirada oo la filaayo in todobaadka soo socdo uu...

Faah faahin laga helayo dil ka dhacay Magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dil kooxo hubeysan ay bartamaha Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan loogu gaystay askari katirsan ciidamada xoogga...

Wararkii ugu dambeeyey Xariga Xildhibaan Ilhaan Cumar iyo waxyaabaha lagu haysto

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Congress ka ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay in maanta lagu xidhay magaalada Washington ee caasimadda Maraykanka. Ilhaan Cumar...

Maxaa looga hadlay kulankii G/ Golaha Shacabka iyo danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan Somalia?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan dalkeenna marwo Kate...

Dowladda Somalia oo beenisay in ciidanka jooga Eritrea ay ka qayb-galeen dagaalladii Itoobiya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddooyinkii dambe waxaa aad waalac looga muujinayay warar soo baxayay oo sheegayay in dhalinyaro farabadan oo dowladdii hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo tababarka ciidan...

Villa Soomaaliya oo ka hadashay safarkii MD Xasan Sheekh Ee Adis ababa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta waxay faah faahsan ka bixisey safaradii Madaxweyne Xasan Sheekh ku kala bixiyey Dalalka Turkiga,Imaaraadka carabta,Eriteria,Kenya iyo Jabuuti. Afhayeenka Madaxtooyada C/kiriin Cali...

Shirka isbaxaysiga ‘Turkiga, Ruusha iyo Iiraan’ oo laga filayo inuu goordhow furmo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa gaadhay Dalka Iran halkaas oo la filayo inuu maanta ka furmo Shir u dhaxeeya Dalalka Ruushka, Turkiga...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan