28.1 C
Mogadishu

Wararka

Bilyaneer caan ah oo sheegay inuu lacagtiisa siinayo dadka saboolka ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Bilyaneer Bill Gates ayaa ballan-qaaday inuu ku deeqi doono hantidiisa oo dhan, isla markaana uu ka bixi doono kaalimaha hore ee uu uga jiro...

Dowladda Soomaaliya oo gurmad gargaar ah geysay degmada Buulo-Burde

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta gargaar ah raashin ah gaarsiisay magaaladda Buula-burde ee gobolka Hiiraan. Diyaarad sida gargaarkaan...

Saciid Deni oo loo haysto inuu maleegay shirqool dil ah.

GAROOWE-AYAAMAHA-Odayaasha dhaqanka beesha Meheri oo ka mid ah beelaha dega degaannada Puntland, ayaa Madaxweynaha maamulkaas, Siciid Cabdullaahi Deni ku eedeeyay inuu isku dayay...

DEG DEG:- Arrinta Mo Farah oo waji cusub yeelatay iyo booliska oo baaritaan billaabay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa xalay UK laga sii daayay muuqaal dukumintari ah oo laga sameeyay orodyahanka Mo Farah oo sheegay in si sharci darro ah lagu geeyay...

Xamse oo shaaciyey hal qodob oo lagu gaarikaro doorasho qof iyo cod ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha dalka Xamse Cabdi Barre oo kulan is xog-wareysi ah la yeeshay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha iyo hay’addaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka...

Maxaad ka ogtahay ujeedka safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee Nairobi?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa berri oo Khamiis ah ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo booqasho rasmi ah oo labo...

Wararkii u dambeeyey dagaalkii ka dhacay Janaale.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxaa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamo katirsan Millateriga Soomaaliya kuleeyihiin degaanka Janaale oo hoostaga degmada Marka ee...

Wararkii ugu dambeeyey xariga Sheekh Shantay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sheekh Shantaay oo baraha bulshada caan ka ah ayaa maanta lagu xiray Saldhiga Dagmada Hodan waxaana wax laga weydiiyey hadal uu sheegay ee ahaa...

Dowladda UK oo go’aan ka gaartay tallaabo ay ka qaadi laheyd ciyaarahan Mo Farah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mo Farah ayaa sheegay in uu "nafisay" markii uu xafiiska Waaxda Arrimaha Gudaha ee UK sheegay in uusan wax tallaabo ah ka qaadi dooninciyaaryahankan,...

Saciid Deni oo howllo qarsoon ah kawada magaalada Addis Ababa

MUQDISHO-AYAAMAA-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Wasiirkiisa Maaliyadda Xasan Shire Abgaal ayaa kulan gaar ah waxa ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan