Koonfur Galbeed oo qaaday tallaabooyin lagu adkeynayo nabadda
(Baydhabo, Soomaaliya) — Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu adkeynayo nabadda iyo isla xisaabtanka bulshada, kadib markii ay soo...
Xisbiga Xaqsoor oo Ka Tanaasulaya Musharaxnimada Madaxweynenimo
Xisbiga Xaqsoor oo uu hoggaamiyo wasiirkii hore ee Qorsheynta, Cabdiraxmaan Caynte, ayaa isbuucii tegay shir ballaaran ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo lagu falanqeeyay...
Madaxweyne Deni oo furay kal-fadhigga 57-aad ee Golaha Wakiillada Puntland
Garoowe, 25 Oktoobar 2025 — Madaxweynaha Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Osmaan Lugatoor, ayaa maanta si rasmi ah u furay...
Safiirka Soomaaliya ee Tanzania oo waraaqaha aqoonsiga danjirnimo u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Congo
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania iyo Urur Goboleedka Bariga Afrika (EAC), Ilyas Cali Xasan, ayaa maanta si rasmi ah nuqul ka...
MW Xasan Sheekh oo Uganda uga qeyb-galay shir madaxeedka dalalka ciidamada ee AUSSOM
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shir-madaxeedka dalalka qaybta ka ah howlgalka taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo...
Ra’iisul wasaare hore ROOBLE oo ka hadlay arrin dhabar jab ku ah XASAN Sheekh
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay isku daygii lagu sameeyay si looga baajiyo socdaal uu doonayay inuu ku tago...
MW Xasan Sheekh oo xalay isku dayey joojinta mooshin ka dhan ah RW Xamza
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guuxa mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa aad u xoogeystay sacadihii lasoo dhaafay, iyadoo xalay kulamo ay yeesheen Xildhibaano ka...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo sheegay inay ka go’an tahay qabashada Doorasho Qof iyo cod...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Cabdikariin Axmed Xasan ayaa faah-faahin ka bixiyay howlaha lagu xoojinayo Doorashada Qof iyo codka ah ee la...
Rag ajaanib ah oo suuqa soo geliyey daawo dhacday oo la qabtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka booliiska magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madax-bannaanida ee Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen afar nin oo u dhashay...
Lafta-gareen oo Deked ku wareejiyay shirkad ajnabi ah oo laga leeyahay Carabta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen, ayaa dekedda Baraawe ku wareejiyay shirkad laga leeyahay dalka Kuwait.
Sidan aan wararka ku helnay Lafta-gareen la gaaray heshiis...


















