24.5 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

DEG DEG:- Fahad Yaasiin oo dilkii Ikraan Tahliin dusha u saaray RW Rooble iyo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimihii hore NISA Fahad Yaasiin ayaa dilkii Ikraan Tahliil dusha uga tuuray Ra’iisul wasaare Rooble, Agaasime Mahad Salaad iyo Wasiir Al Cadaala. “Gabadhaan waxaa marka...

Maxaa looga hadlaya kulanka Aqalka Sare ee hadda socda?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay hab-dhowraha Golaha Aqalka Sare iyo ku-xigeenkiisa, kadib kulankii Maanta Golaha ku...

Waa tuma gabadha Hindida ah ee aflagaadaysay Rasuulka (NNKH)?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliiska magalada Delhi ee dalka Hindiya ayaa diiwaan galiyay kiis dacwadeed oo ka dhan ah afhayeenkii hore ee xisbiga BJP Nupur Sharma kaasi oo...

Ku dhawaad 40,000 oo arday oo Imtixaanka Shahaadiga ugu fadhiisatay Somaliland

HARGEYS-AYAAMAHA-Afartan kun oo ah ardayda dugsiyada sare iyo dhexe ee jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayuu saaka u bilaabmayaa imtixaanka shahaadiga...

Dhaxal sugaha taajka boqortooyada Britain oo ka cooraday talaabo ay Britain qaaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Amiirka Wales ahna dhaxal sugaha taajka boqortooyada Britain ayaa ka cadhooday qorshaha dawladda Ingiriisku ku doonayso in ay soo galootiga sharci darrada ah ku...

Shirka golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo sabti ah ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa lagu wadaa inuu shir gudoomiyo Shirka golaha wadatashiga qaran oo ay ka...

Macalin dugsigii u dallaacay sirdoon.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, oo ah taliyihii hore ee hay'adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee Soomaaliya (NISA) iyo La-taliyihii hore ee Madaxweynaha ayaa...

Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Hiiraan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa maalintii labaad Hoghaaminaya howlgal ka dhanka ah Al-Shabaab , kaas oo Ciidamada kala duwan ee dowladda...

Kenya oo sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh Aqbalay in Soomaaliya u dhoofiyaan Jaadka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka beeraha Kenya Peter Munya ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu aqbalay inuu qaado xayiraadihii uu dalkiisa saaray qaadkii...

Akhriso:- Lataliyaasha MD Xasan Sheekh magacaabay, Beelahooda iyo Mushaarka ay qaataan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tan iyo markii loo doortay xilka magacaabay lataliyeyaashiisa gaarka ah. Waxa uu sheegay sarkaal katirsan villa soomaaliya...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan