28.3 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shan Qodob uga hadlay caleemo saarkiisa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabaddii caleema saarkiisa ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah qodobada aas...

Wafdi Sare oo ka socda Imaaraatka Carabta oo soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaalita Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay wafdigan uu hoggaaminayay Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Shakhbout Bin Nahyaan...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay aflagaado ay Dowladda Hindiya u geysatay Nabi Maxamed (N.N.K.H)

MUQIDHSO-AYAAMAHA-Wasiirka diinta iyo awqaafka Soomaaliya, Sh. Cumar Cali Rooble, ayaa sheegay dowladda Soomaaliya ay inay aad uga xun tahay aflagaado ay Nabiga (nabadgalyo iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada-hadalladii ugu horreeyay la yeeshay Amiirka dalka Qatar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo khadka taleefoonka ah la yeeshay tan iyo markii la doortay 15-kii Bishii May...

Wararkii ugu dambeeyey Caleema Saarka Madaxweynaha 10aad ee JFS

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho lagu qabto caleema saarka Madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku soo baxay...

Qoraal xasaasi ah:- Fahad Yaasiin Milkiilihii Musalafay!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Fahad Daahir Axmed ama Fahad Yaasiin Qoraagii farta ka xirnaa ee Qoraaladiisa ku karbaashi jiray madaxda iyo shaqsiyaadka caadiga ah kuna faafin jiray badankooda...

Wararkii ugu dambeeyey khasaaro ka dhashay Madaafiic xalay lagu weerary Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xalay abbaara 2:00 habeenimo ayaa xaafado kala duwan ee katirsan Muqdisho waxaa ku dhacay tiro hoobiyaal ah kuwaas oo geystey khasaare isugu jira dhimasho...

Wararkii ugu dambeeyay qaban qaabada xaflada caleemo saarka madaxweynaha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta looga arimiyo dalka ee Villa Soomaaliya ka socoto qabanqabadii ugu danbeysay Ee xaflada caleema saarka Madaxweynaha 10-aad ee...

Fahad Yaasiin oo bixiyey wareysi xasaasi ah kana hadlay hogaanka cusub ee NISA

MUQDISHO-AYAAMAHA-Fahad Yaasiin Daahir, gacanta midig ee Farmaajo oo Xasan Sheekh ku dhaliilay in uu Mahad Salaad madax uga dhigay NISA, ayaa rumeysan “in uusan...

Meydad tira badan oo laga helay magaalada Mariupole ee Ukraine

MUQDISHO-AYAAMAHA-Meydad tira badan oo loo maleynaya iney yihiin dagaallamayaashi difaacayey magaalada Mariupole ayaa la soo gaarsiiyey caasimadda Kyiv. Qoysaska askarta difaaca magaaladaasi ku dhimatay waxay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan